Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Hoos u dhac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Dahabka Ee Suuqyada Magaalada...

Hoos u dhac ayaa xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto dahabka ee suuqyada magaalada Muqdisho. Ganacsatada dahabka ee magaalada Muqdisho, ayaa hoos u dhacaan ku yimid qiimaha dahabka lagu...

View Article


Ganacsigii B/weyne Iyo Isku Socodka Dadweynaha Oo Dib u Soo Laabtay Kadib...

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, meello ka mid ah muddo 7-aad ah waxaa hakad ku yara jiray ganacsiga, gaar ahaan goobaha ganacsi ee saaran Laamiga weyn ee magaaladaasi. Maanta si caadi...

View Article


Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Raashiinka Suuqayada Magaalada Marka

Sare u kac dhanka qiimaha raashiinka ah ayaa laga dareemayaa guud ahaan suuqyada Magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka shacabka ah. Qaar ka mid ah...

View Article

Horumaro Ganacsi Oo Laga Dareemayo Suuqyada Muqdisho

Kororka ganacsiyada la jaanqaadyo Tiknoolajiyadda iminka ay ku shaqeeyaan ganacsiyada wadamada horumaray  ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho, iyadoo xarumo badan oo ku yaalla magaalada ay kusoo...

View Article

Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Kalluunka Suuqyada Magaalada Muqdisho

Sare u kac ballaaran ayaa xilligaan laga dareemayaa inuu ku yimid qiimaha la kala siisto Kalluunka suuqayada magaalada Muqdisho. Qiimo ahaan Kallunka aad buu uga duwan yahay sidii hore, waxaana...

View Article


Warbixinta Ganacsiga Billaha Ah Ee Goobjoog (January 2016)

Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kasta  uga barateen iney  soo gudbiso, warbixintan  ayaan diiradda ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga bil walba koror iyo hoos u dhac wixii ku...

View Article

Bangiyada Ugu Caansan Kenya Oo Daneynaya Inay Maalgashi Ku Sameystaan Soomaaliya

Bangiyada ugu caansan dalka Kenya ayaa doonaya in maalgashi ballaaran ku sameystaan suuqyada dalka Soomaaliya, kadib heshiiskii ay wada saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo dowladda Kenya kaas oo ku...

View Article

Khasaare Hantiyeed Oo Ka Dhashay Dab Ka Kacay Suuqa Weyn Ee Degmada Wadajir

Dab xooggan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka kacay suuqa weyn ee degmada Wadajir gaar ahaan qeybtiisa Qandallada degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare hantiyeed. Mid ka...

View Article


Ganacsato Faa’ido Badan Ka Sameeyay Ka Ganacsiga Timirta, Suuqyada Muqdisho

Waxaan booqday  xarun u gaar ah iibinta timirta oo aan  sahan dheer u galay ogaanshiyaha kororka magaaladan ay ku sameynayaan xilligan ganacsiyada gaarka ah. Waxaa ii suurta gashay inaan gaaro Labo...

View Article


Ganacsatada Magaalada Marka Oo Dib u Furay Xarumahoodii Ganacsi

Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose waxaa haatan laga dareemayaa in uu dib usoo laabanayo dhaq dhaqaaqyadii ganacsi ee magaaladaasi looga bartay kadib maalmo badan oo magaalada amniga...

View Article

Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka Ee Suuqayada Magaalada Muqdisho

Hoos u dhac aad u ballaaran ayaa xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto shidaalka suuqayada magaalada Muqdisho, taasi oo saameyn badan ku yeelatay ganacsato badan oo shidaalka iibisa. Waxaa...

View Article

Kullan Looga Hadlayey Horumarinta Ganacsiga Deegaannada Galmudug Oo Lagu...

Kulan looga hadlayey horumarinta ganacsiga heerarka hoose iyo dhexe ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug, waxaana ka qeybgalay wasiirka Ganacsiga iyo Warashadaha...

View Article

Wasiirka Maaliyadda Oo Washington Uga Qeybgalaya Shirkii Sanadlaha Ahaa Ee...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farketi iyo Wafti balaaran oo ka mid ah Hayadaha lacagta dalka, Gudiga maaliyadda u qaabilsan Barlamanka, La...

View Article


Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Dalka Turkiga Ka Wada Ganacsi Heer Caalami Ah

Dalka Turkiga waxaa ku nool Soomaali badan oo badankood u tagay halkaa In ay wax ka soo bartaan kadib markii ay ka heleen dowladda Turkiga deeqo wax barasho. Haddaba waxaa jira arday Soomaaliyeed oo...

View Article

Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Qudaarta Suuqyada Magaalada...

Waxaa  sare u kac laga dareemayaa qiimaha la kala siisanayo qudradda nuucyadeeda kala duwan guud ahaan suuqyada magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka. Sare u kacan ayaa salka ku haya biyo la’aantii...

View Article


Suuq La’aanta Ganacsiga Xoolaha Nool Ee Galmudug Oo Saameysay Ganacsigii Guud...

Wasaaradda Ganacsiga ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in dhaqdhaqaaq la’aanta ganacsiga xoolaha nool uu xilligaan saameyn xoogan ku yeeshay habsami socodkii ganacsiga guud ee Suuqyada Galmudug....

View Article

Suuq Lagu Iibiyo Ariga Nool Oo Laga Furay Gaalkacyo

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad xariga looga jarayey Suuq cusub oo Ariga lagu iibiyo kaasi oo laga hirgeliyey magaalada Gaalkacyo ee gobolka...

View Article


Mashquul Fara Badan Oo Laga Dareemayo Suuqayada Muqdisho

Maanta oo ah maalintii ugu dambeysay ee bisha Barakeysan Ramadan ayaa guud ahaan suuqayada magaalada Muqdisho waxaa laga dareemayaa mashquul aad u badan. Shacab badan ayaa suuqayada aad u buux...

View Article

Lacagta Liiraha Turkiga Oo Hoos u Dhac Ku Yimid

Lacagta Turkiga ee liiraha ayaa hoos u dhacday 5% marka lagu sarifo lacagta dollarka Maraykanka ka dib markii ciidamada militariga Turkiga ay sheegeen in ay afgambi kula wareegeen dalka Turkiga, balse...

View Article

Dagaallada Gobolka Sool Oo Saameeyay Ganasigii Gobolkaasi

Colaadda ka jirta deegaanno ka tirsan Gobolada Sool iyo Sanaag ee Waqooyiga Soomaaliya ka sokow khasaaraha Naf iyo Maalba leh ee ay geysteen waxay saameyn toos ah ku yeesheen ganacsigi iyo...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live