Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Dalka Turkiga Ka Wada Ganacsi Heer Caalami Ah

$
0
0

Dalka Turkiga waxaa ku nool Soomaali badan oo badankood u tagay halkaa In ay wax ka soo bartaan kadib markii ay ka heleen dowladda Turkiga deeqo wax barasho.

Haddaba waxaa jira arday Soomaaliyeed oo markii ay ka qalin jabiyeen jamacadaha dalkaa go’aan ku gaaray in ay abuurtaan fursado shaqo oo lagu xoojinayo xiriirka ganacsi ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Dalka Turkiga ayaa ka mid ah Labaatanka dal ee dunida ugu dhaqaalaha badan caalamka isagoo iminka soo jiidanaya malaayiin maalgashi doon ah.…


Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Trending Articles