Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farketi iyo Wafti balaaran oo ka mid ah Hayadaha lacagta dalka, Gudiga maaliyadda u qaabilsan Barlamanka, La taliyayaala ka kala socda Wasarada Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ayaa ka qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Hay’adda Sanduuqa Caalamiga ee Aduunka IMF iyo Bangiga Aduunka.
Shirkan sanadlaha ayaa waxaa isugu yimaada wakiilo ka kala socda caalamka waxaana looga hadlaa caqabadaha ka jira dhaqaalaha aduunka, Sidii loo gacan qaban lahaa wadamada dhaqaalahoodu hooseeyo, In …