Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Raashiinka Suuqayada Magaalada Marka

$
0
0

Sare u kac dhanka qiimaha raashiinka ah ayaa laga dareemayaa guud ahaan suuqyada Magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka shacabka ah.

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaaladaasi ayaa u sheegay Goobjoog News, in aysan jirin hadda gaadiidkii magaaladaasi soo gelin jiray raashiinka, kaasi oo inta badan ka bixi jiray magaalada Muqdisho.

Amniga guud ee wadooyinka Gobalka Shabellaha Hoose oo aad u xumaaday ayaa sabab u noqday in gaadiidka aanay halkaasi aadin, …


Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Trending Articles