Kororka ganacsiyada la jaanqaadyo Tiknoolajiyadda iminka ay ku shaqeeyaan ganacsiyada wadamada horumaray ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho, iyadoo xarumo badan oo ku yaalla magaalada ay kusoo badanayaan qalabkaasi oo si aad ah loogu shaqeynayo.
Qaar kamid ah goobaha ganacsi ee hada laga hirgaliyay magaalada Muqdisho waxay si aad ah ugu shaqeeyaan qalab casri ah kaas oo looga maarmayo habkii markii hore wax lagu kala iibsan jiray.
Qalabyada casriga ah ee dunida horumartay u adeegsadaan xarumahooda ganacsiga ayaa hadda kusoo baahaya …