Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Suuq La’aanta Ganacsiga Xoolaha Nool Ee Galmudug Oo Saameysay Ganacsigii Guud Ee Mudug Iyo Galgaduud

$
0
0

Wasaaradda Ganacsiga ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in dhaqdhaqaaq la’aanta ganacsiga xoolaha nool uu xilligaan saameyn xoogan ku yeeshay habsami socodkii ganacsiga guud ee Suuqyada Galmudug.

Wasiirka Wasaaraddaasi Cabduladhiif Cabdullaahi Warsame oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in maalmahan dambe aanu wanaagsaneen ganacsiga guud ee xoolaha nool, kaasi oo sameyn ku yeeshay waxyaabo badan oo ku xirnaa.

Kalluunka ayuu sheegay in uu yahay laf dhabarta ganacsiga, hase ahaatee Dekado aan shaqeyn iyo waddooyinka aan dhisneyn ay keenayaan in sidii …


Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Trending Articles