Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad xariga looga jarayey Suuq cusub oo Ariga lagu iibiyo kaasi oo laga hirgeliyey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Munaasabadda xarig jarka inta ay socotay waxaa ka qeybgalay ururka haweenka, xubno ka socday golaha deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo.
Waxaa suuqan xariga ka jaray maamulka magaalada Gaalkacyo, waxaana ugu horreen halkaasi ka hadlay duqa magaaladaasi Xirsi Yuusuf Barre, wuxuuna bulshada ugu baaqay in si degdeg ah …