Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Lacagta Liiraha Turkiga Oo Hoos u Dhac Ku Yimid

$
0
0

Lacagta Turkiga ee liiraha ayaa hoos u dhacday 5% marka lagu sarifo lacagta dollarka Maraykanka ka dib markii ciidamada militariga Turkiga ay sheegeen in ay afgambi kula wareegeen dalka Turkiga, balse uu fashilmay isku daygaas.

Liiraha Turkiga ayaa hoos u soo dhacay 4.6 boqolkiiba halkii doolar, waana hoos u dhicii ugu weynaa tan iyo sanadkii 2008-da.

halkii liira ayaa lagu sarifayey lacag dhan $0.3475 ka hor inta uusan afgembiga ka billaaban dalkaasi, balse hadda halkii Liira ayaa hoos u dhacay …


Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Trending Articles