Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

G20: Ka Bixitaanka Britain Ee Midawga Yurub Waxa Uu Qatar Ku Yahay Koritaanka...

Ka bixitaanka Britain ee midowga yurub ayaa qatar ku ah koritaanka dhaqaalaha caalamka ayuu yiri madaxa maaliyadda wadamada la isku yiraahdo G20 isagoo wacad ku maray in ay isticmaali doonaan habab...

View Article


Qiimaha Mooska Oo Saddex Jibaar Sare u kacay

Sare u kacaan ayaa saameyn ku yeeshay dadkii iibin jiray iyo dadkii iibsan jiray mooska/muuska. Waxaana dadkii ka ganacsan jirey qaarkood ay ha kiyeen ka ganacsigii muuska kadib markii qiimo koror...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hoos u Dhaca Laga Dareemayo Qiimaha Kalluunka Suuqyada Muqdisho, Xilli Lagu...

Kalluunka oo ka mid ah Kheyraadka eebbe uu ku maneystay dalkeena   ayaa xiligan uu  hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo  nuucyadiisa kala duwan  xilli lagu guda jiro  waqtiga bad xiranka  oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

USAID Oo Ku Dhawaaqday Mashruuc Ay Ku Maalgelinayso Beeraha Iyo Kallumeysiga...

Hay’ada USAID   ayaa daaha ka rogtay masharuuca kobcinta ganacsiga, dhaqaalaha, shaqaaleynta iyo hab nololeedka, mashruucan oo socon doonaa muddo 5 sano ah waxaa loo qoondeeyay  adduun lacageed oo...

View Article

Maamulka Galmudug Oo Sheegay In La Yareen Doono Isticmaalka Dhuxusha

Wasiirka wasaaradda Bay’ada Dhirta iyo Daaqa maamulka Galmudug Maxamed Xuseen Maxamed oo wareysi siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in dadaal badan ay ugu jiraan sidii loo badbaadin lahaa dhirta nool....

View Article


Qurbejoogta Soomaaliyeed Oo Ku Shiraya Magaalada Muqdisho

Shirkan oo looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga dalka ayaa ka furmey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, waxaana leh Qurbejoogta Soomaaliyeed. Shirkan oo lagu...

View Article

JABOUTI: Kireynta Saldhigyada Milatari ee Dalalka Shisheeye oo ah il Dhaqaale...

Dowladda Jabouti waa dowlad ku fadhida dhul badkiisu yahay  23kun oo Km2,  dadkeeduna waxa uu ku dhaw yahay 830 kun oo qof, waxaase saldhigyo ku leh Mareykanka, Faransiiska, Talyaaniga iyo Japan, waxay...

View Article

Qudaarta Qaar Oo Qiimaheedu hoos u dhacay Suuqyada Muqdisho

Suuqyada lagu iibiyo qudaarta ee magaalada muqdisho ayaa xiligan waxaa ka muuqanaya hoos u dhac ku yimid qiimaha la kala siisanyo qaar kamid ah quadaarta wallow qeybo kale oo qudrada kamid ah haatan...

View Article


Khabiir Ka Digay Dhibaato Dhaqaale oo Saameynaysa Guud ahaan Dalka Mareykanka

Khabiirka dhaqaale iyo Milyan dheerka caanka ah ee reer Mareyakan Carl Icahn, ayaa oddorosay in mustaqbal mugdi ah uu ku sucdo suuqa saamiyada ee dalka Mareykanka, waxaanu tilmaamay in maalgashiga...

View Article


Gaadiid Sida Shixnado Ganacsi Oo Maalintii Afaraad Ku Xayiran Gaalkacyo

Maalintii Afaraad ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa xayiraad saaran isu socodka gaadiidka ganacsida sida ee goballada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi isaga gudbi jiray. Gaadiid badan ayaa ku xaniban...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bill Gates oo Lagala Wareegay Naaneysta ah Shakhsiga Ugu Taajirsan Dunida

Ganacsadaha reer Spain ee  Amancio Ortega ayaa awood u yeeshay inuu hanti ahaan ka sara maro bilyaneerka reer Mareykan ee Bill Gates, isagoo kala wareegay naaneysta ah shakhsiga dunida ugu qanisan,...

View Article

Saameynta Ganacsiga Ku Yeeshay Xiritaanka Waddooyinka Muqdisho

Waxaa si teelteel ah u shaqeynaya goobihii ganacsiga ee ku yaalay hareeraha waddooyinka xiran ee magaalada Muqdisho. Muuqaal ahaan marka aad eegto wadada Makka Almukarrama oo ka mid ah waddooyinka sida...

View Article

Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Kalluunka Suuqayada Muqdisho

Sare u kac ayaa ku yimid qiimaha la kala siisto Kalluunka suuqyada magaalada Muqdisho, xilli Kalluunka ay dad badan iibsadaan. Dadka ka ganacsada hilibka Kalluunka waxay sheegayaan in sababta qiimo kor...

View Article


Hoos U Dhac Laga Dareemayo Qiimaha Khudaarta Iyo Xoolaha Suuqyada Magaalada...

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo xiriir ganacsi la lahayd magaalooyinka Gaalkacyo, Boosaaso, Garoowe, Laascaanood iyo degaanno kale oo ka tirsan waqooyiga Soomaaliya ayaa waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sanduuqa Fursad Fund Oo Shaqo Abuur u Sameeyay 20 Haween Ah (Sawirro)

Sanduuqa Fursad Fund oo ah sanduuq loogu talogalay in shaqo abuur loogu sameeyo bulshada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay horgeliyey mashruuca Kaamilo, kaasi oo shaqooyin loogu abuuray Haweenka...

View Article


Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Xallisay Khilaaf Dhanka Canshuuraha ah oo...

Wasiirka maaliyadda  Somaliland marwo; Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay iney xallisay khilaaf u dhexeeyey  ganacsatada qaadka Borama  iyo waaxda cashuuraha ee Borama. Wasiir Samsam oo booqasho ku...

View Article

Suuqa Bakaaraha Oo Laga Mamnuucay In Lagu Iibiyo Qudaarta

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ammar ku bixiyey in Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho lagu iibiyo Qudaarta, iyadoo loo sameeyay Iibinta Qudaarta suuq kale. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf...

View Article


Haddii Dakhliga Ku soo Gala Maalintii Uu Gaarsiisan yahay Qiimahan Ogow Inaad...

Warbixin dhawaan kasoo baxday Bangiga Adduunka ayaa sheegeysa in saboolnimada ba’an ay si habsami leh hoos ugu dhacday dunida oo dhan, laakiin ol’olihii la doonayay in noocan sabaalnimada ah lagu dabar...

View Article

Wada Xaajoodka Ganacsiga Xorta ah ee Mareykanka iyo Midowga Yurub oo Aan U...

Mareykanka iyo Midoga Yurub ayaa Jimcihii sheegay iney sii wadi doonaan wadahadalka u socda labada dhinac ee gor gortanka wadahadallada looga gol leeyahay heshiis ganacsi xor ah oo magacihiisu yahay; ”...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimaha Lagu Kireeyo Guryaha Magaalada Cadaado Oo Sare U Kacay (WARBIXIN)

Waxaa si isdabajoog ah u socda guryaha magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana lagu sameynayaa hagaajin iyo dib u qurxin. Qiimo koror ayaa ku yimid lacagta lagu kireynayay...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live