Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka Ee Suuqayada Magaalada Muqdisho

$
0
0

Hoos u dhac aad u ballaaran ayaa xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto shidaalka suuqayada magaalada Muqdisho, taasi oo saameyn badan ku yeelatay ganacsato badan oo shidaalka iibisa.

Waxaa marba marka ka dambeysa aad u sii dhacaya qiimaha la iibiyo shidaalka nuucyadiisa kala duwan ee dalka loo iib keeno, kaas oo inta badan ka yimaada wadamada Carabta.

Shidaalka oo ka mid ah waxyaabaha muhiimka ah ee aan looga maarmin  geeddi socodka nolosha ayaa dadku filayeen haddii uu qiimo dhac …


Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Trending Articles