Bangiyada ugu caansan dalka Kenya ayaa doonaya in maalgashi ballaaran ku sameystaan suuqyada dalka Soomaaliya, kadib heshiiskii ay wada saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo dowladda Kenya kaas oo ku saabsanaa iskaashi maaliyadeed, maalgashi iyo dhanka amniga.
Isku tagga Bangiyada ee dalka Kenya ayaa rajo waxay ka muujiyeen xiriirka iyo heshiiska cusub ee Labada dal wada galeen kaasi oo fududeynaya arrimaha siyaasadda dibadda ee Labada dal iyo xiriirkooduba.
Danjiraha Soomaaliya ee Kenya Jamaal Xasan oo warbaahinta Kenya la hadlay ayaa waxa uu …