Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Warbixinta Ganacsiga Billaha Ah Ee Goobjoog (January 2016)

$
0
0

Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kasta  uga barateen iney  soo gudbiso, warbixintan  ayaan diiradda ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga bil walba koror iyo hoos u dhac wixii ku yimaada, gaar ahaan sarifka lacagaha qalaad sida uu ahaa  iyo  isbedbedelka ku dhacay sarifka lacagaha ma daganayaasha loo yaqaan.

Waxaan had iyo jeer xog aruurintan xoogga ku saarnaa sarifka  lacagaha madaganayaasha ee loogu isticmaalka badan yahay suuqyada adduunka gaar ahaan dalkeena, sida Doolarka, Bownka, Yuuraha, Dirhamka, Riyaalka  Sacuudiga, …


Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Trending Articles