Ganacsiga Garoowe oo Xiran iyo Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada
Waxaa maanta gabi ahaan xiran ganacsiyada kala duwan ee magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, kadib markii ganacsatadu ka cabteen sicir barar ku yimid lagaha Shilinka Soomaaliga iyo...
View ArticleMadaxweyne Deni: Cid Kasta oo Shilinka Soomaaliga Diida Waa Dambi
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan la qaatay ganacsatada deegaannada Puntland, isaga oo ka hadlay arrimaha sarifka lacaga iyo lacagaha shilinka Soomaaliga ah oo...
View ArticleSare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u...
Haweenka waxaa loo tixgeliyaa in ay ka mid yihiin hal-abuurayaasha ugu korista badan adduunka. Haddana waxaa la isku raacsan yahay in hal-abuurka iyo ganacsiyada haweenka ay muhiim u yihiin horumarka...
View ArticleMaamulka Puntland oo Amarro Duldhigay Ganacsada Boosaaso
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cismaan Karaash oo kulan la qaatay ganacsada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa amarro duldhigay, taas oo la xiriirta qaadista shilinka...
View ArticleDhismaha Waddada u Dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo Gashay Wajiga 3aad
Wajiga seddaxaad ee dhameestirka waddada xiriirisa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa waxaa lagu bilaabay si isku tashi ah, waxaana lagu guuleestay 160KM oo u dhaxeysa magaalooyinka Hobyo iyo Ceel...
View ArticleAmarkii Deni oo Hirgeliwaayey iyo Dibadbaxyadii oo Soo Labakacleeyey
Shacabka magaalada Garoowe ee Puntland ayaa maanta oo sabti ah dhigay Mudaharaad ay kaga cabanayo sicir-bararka lagta Shinlinka waxaana maanta xiran dhammaan goobaha ganacsiga ee magaalada caasimadda...
View ArticleWarbixin: Shiinuhu Goorma Ayuu Maraykanka Kala Wareegi Doona Hoggaanka...
Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in Shiinaha uu sanadka 2028-ka dhaafi doono Mareykanka si uu u noqdo dalka ugu dhaqaalaha badan adduunka, waxana uu shan sano ka hormaray sidii la filayay, sababta ayaa...
View ArticleGolaha Wasiirrada Hirshabeelle oo Ansixiyey Misaaniyadda 2021-ka
Kulan maanta magaalada Jowhar ay ku yeesheen Golaha wasiirrada dowlad goboleedka Hirshabeelle oo uu shir madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen kulan ayaa goluhu waxaa ay warbixinno ka dhageysteen dhowr...
View ArticleGobolka Banaadir oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2021-ka
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta meel mariyey miisaaniyad-sanadeed 2021-ka uu ku howlgalayo, kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen maamulka qeybihiisa kala duwan, oo shir guddoon uu ahaa...
View ArticleWasaaradda Ganacsiga XFS oo Soo Saartay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Shirkadaha...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee sharci...
View ArticleShirka Hormarinta Ganacsiga iyo Hal-abuurka Somaliya oo ah Shir Sanadle ah...
Shirkan oo afartii sano ee lasoo dhaafay si xiriir ah ay u qaban jirtay Jaamacadda SIMAD ayaa sanadkan waxa ay si wadajir ah u wada qabteen Jaamacadda Jamhuriya. Shirkan waxa uu ujeedkiisa yahay in...
View ArticleGanacsiyada Laascaanood oo Saaka Xiran iyo Shacabka oo Cabasho Ka Muujiyey
Wararka aan ka heleyno degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka gabi ahaan ay xiran ganacsiyada waaweyn ee suuqyada magaalada, waxaana xigtay in mudaharaadyo ay ka dhacaan...
View ArticleCiidamada Ammaanka Boosaso oo Bilaabay Fulinta Amarkii Ka Soo Baxay...
Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka gobolka Bari ee Puntland ayaa saaka magaalada Boosaso ka bilaabay dhaqan gelinta hadalkii kasoo yeerahay madaxweynaha Puntland Siciid Deni ee ku aadanaa diidmada...
View ArticleGuddiga Cusub ee Rugta Ganacsiga oo Shaqa Bilaabay
Guddiga kumeel gaarka Rugta Ganacsiga iyo warshadaha ee uu dhawaan Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar uu magacaabay sidii ay u sii wadi howlaha rugta ayaa kadib kulan ay ku...
View ArticleBajaajleyda Gaalkacyo oo Ka Cabanaya Canshuur Kordhin Lagu Sameeyey
Dhallinyada ku shaqeysta gaadiidka Bajaajta ee ka dhex shaqeeya magaalada Gaalkacyo ayaa cabasho ka muujiyey canshuur kordhin la sheegay in ay ku sameysay wasaaradda maaliyadda Puntland, iyagoo sheegay...
View ArticleMaamulka Puntland oo Kulan Deg Deg ah Ka Yeeshey Sicirka Shilinka Soomaaliga
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayey xal u helidda cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga, kaas oo...
View ArticleMaamulka Puntland oo Go’aanno Kasoo Saaray Xakameynta Sicirka Shilinka...
Guddigii dhowaan Puntland u magacowday xal u helidda sicirka Shilinka Soomaaliga iyo qaadasho la’aanta ku dhacday oo maalmo ka shirayey arrintaan ayaa soo saaray go’aanno la xiriira sidii xal waara...
View ArticleMadaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa amar baaqay dhaqangelinta talooyinkii laga soo saaray xakameynta sicirka Shilinka Soomaaliga oo guddi loo saaray ay ka talobixiyeen...
View ArticleDuqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga
Duqa magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegay in maamulka magaalada iyo kan gobolka ay billaabeen qorshe lagu socodsiinayo Shilinka Soomaaliga oo magaaladu ay ka mid ahayd goobihii...
View ArticleFaroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka...
Madaxweynihii hore ee Puntland ahna guddoomiyaha guddigii loo xil saaray kasoo talobixinta sicirka Shilinka Soomaaliga Cabdiaraxmaan Faroole, ayaa ka digay in fasiraad xun laga bixiyo wixii soo baxay,...
View Article