Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u...

Cabdiraxmaan Cilmi Afrax waa wiil dhallinyaro Soomaali ah oo hirgaliyay hal-abuur gacansi oo aan horay uga jirin dalka, maskaxdiisa ayey ku dhalatay yaraan-tiisii balse uma aysan suurto galin xiligaas,...

View Article


Midowga Yurub oo Cunaqabateyn Saaraya Eritrea iyo Asmara oo Akhlaaq Darro ugu...

Golaha wasiirrada midowga Yurub ayaa isniintii meelmariyey qaraar lagu cunaqabateynayo dalka Eritrea sababo la xiriira xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee ay ka wadaan waqooyiga dalka Itoobiya. Arrintan...

View Article


Ganacsiyada Laascaanood oo Saaka Xiran iyo Shacabka oo Cabasho Ka Muujiyey

Wararka aan  ka heleyno degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka gabi ahaan ay xiran ganacsiyada waaweyn ee suuqyada magaalada, waxaana xigtay in mudaharaadyo ay ka dhacaan...

View Article

Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

Ganacsatada Qaadka ee Muqdisho oo ka cabanaya dad kala wareegay hawlaha ayaa ku dooday in la hoos geeyey soo dejinta Qaadka dad ay qaraabo yihiin Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday. Mid ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rooble Oo Lakulmay Hay’daha Maaliyadda Dalka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogreynta, la xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay hay’adaha maaliyadda...

View Article


Xog:- Maxa Helay Baraha Bulshada..?

Fiidnimadii isniinta, dadyowga adeegsada baraha bulshada ee ku kala sugan qeybaha kala duwan ee adduunka ayaa ka sheegtay in adeegyadii “Facebook”, “WhatsApp” iyo “Instagram” iyo aalado kale oo qeyb ka...

View Article

Maxaa Sababay Sara U Kaca Ku Yimid Qaraha?

Xilliyada kuleelaha waxa aad u bata isticmaalka Cabitaanada kala duwan, kuwaas oo ay dadku shiitan si ay ugu haraad baxaan. Qaraha waxa uu ka mid yahay cabitaanada fudud ee sida aadka ah loo isticmaalo...

View Article

Somalia’s stable internet connectivity real boon to online freelancers

Mohamed Hirsi grew up and studied in Mogadishu, finishing his telecommunication engineering degree at one of the universities in Mogadishu two years ago. Hirsi doesn’t currently work as a...

View Article


Warbixin: Suuqyada Soomaaliya oo Sicir-barar La Il-daran

Sare-u-kac iyo sicir-barar xoog leh, oo saameeyey nolosha dadka ayaa maalmahan laga dareemayaa badeecooyinka sida cuntada, guud ahaan bagaashka, daawada, khudaarta, shidaal-ka, dharka iyo kabaha,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

COOPERAZIONE INTERNAZIONALE (COOPI) oo soo bandhigtay Shaqooyin cusub

Model of financial/technical offer (To be tailored to the specific object of tender) TITLE OF CONTRACT: PROCUREMENT PROVISION OF VOCATIONAL AND BUSINESS SKILLS TRAINING FOR 330 TRAINEES OF RETURNEES,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Qiima Kororka Shidaalka

Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qiimo kororka ku yimid Shidaalka nuucyadiisa kala duwan, kaas oo bilihii ugu dambeeyey laga dareemayaey, waxaana wadayaasha gaadiidku ay ka cabanayeen sare...

View Article

Hormuud’s EVC mobile money service celebrates ten years of transforming lives

Hormuud Telecom’s EVC Plus service this week celebrated its 10th anniversary since its remarkable inception. Hormuud Telecom launched the service in 2011 to transform the country’s money transaction...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dab Xoogan oo Ka Kacay Suuqa Wayn ee Hargaysa

Dab xoogan ayaa caawa ka kacay suuqa wayn ee magaalada Hargeysa caasimadda Somaliland, kaas oo geystay khasaare hantiyadeed oo aad u baahsan, waxaana uu yahay mid aad ugu faafaya suqa qeybihiisa kala...

View Article


Ra’iisulwasaare Rooble oo Ka Hadlay Dabka Ka Kacay Suuqa Hargaysa

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuiseen Rooble ayaa ka hadlay dab ka kacay suuqa wayn ee magaalada Hargaysa ee Somaliland, kaas oo gaystay khasaare baaxad leh, isagoo dalbaday...

View Article

Biixi Oo Hal Milyan Ugu Deeqay Dadkii Ku Hanti Beelay Suuqa Waaheen

Madaxweynaha  Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan degdega isugu yeedhay ganacsatada waaweyn iyo rugta ganacsiga Somaliland  iyo xubnaha guddida heer qaran ee loo igmaday masiibada dabkii baaxadda...

View Article


Boris Johnson oo Ballan Qaad u Sameeyey Ganacsatadii Hantida Ku Waysay Suuqa...

Ra’iisal Wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson oo ka hadlayey dabkii habeenimadii xalay ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargeysa ee Waaheen ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhibaatada ka dhalatay...

View Article

Rooble oo Amray Fasixitaanka Lacag Somaliland Horay Looga Xayiray

Ra’iisulwasaaraha xuuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu fasaxo Somaliland lagac gaarayso $11,700,000, taas oo la xayiray sanadkii...

View Article


Ra’iisulwasaare Rooble iyo Muuse Biixi oo Khadka Kuwada Hadalay

Ra’iilsawasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wadahada dhanka  khadka Taleefoonka wuxuu la yeeshay  madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana uu la wadaagay sida...

View Article

Faysal Cali Waraabe: Rooble Sidii Caydiid Noogu Hiiliyay Ayuu Noogu Hiiliyay

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCIDd Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay lacag uu fasaxay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, taas oo aheyd deeq...

View Article

Dowladda Federalka iyo Beesha Caalamka oo Ka Shiray Dhibkii Ka Dhacay Suuqa...

Ra’iisalwasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta guddoomiyay shir u dhaxeeyay dowladda federalka iyo beesha caalamka, waxaana diiradda lagu saaray musiibadii ka dhacday suuqa...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live