Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo Ansixiyey Misaaniyadda 2021-ka

$
0
0

Kulan maanta magaalada Jowhar ay ku yeesheen Golaha wasiirrada dowlad goboleedka Hirshabeelle oo  uu shir  madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen kulan  ayaa goluhu waxaa ay warbixinno ka dhageysteen dhowr wasaaradood.

Golaha wasiirrada ayaa sidoo kale cod aqalabiyad leh ku ansixiyey miisaaniyadda dowlad goboleedka Hirshabeelle oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, waxaana loo gudbin doonaa xildhibaannada si iyaguna ay ansixiyaan.

Goobjoog News


Viewing all articles
Browse latest Browse all 586