Puntland: Sarifka Lacagta Doolarka oo hoos u dhac Laga Dareemay
Kadib doorashadii madaxweynaha cusub ee maamulka Putnland Saciid Cabdullaahi Deni waxaa durbaba hoos u dhac laga dareemay suuqa lagu kala sarifto lagacta dollarka Mareykanka ee deegaanada Putlnland....
View ArticleWaa Maxay Shaqada Bangiga Dhexe Ee Federaalka Ah?
Bangiga dhexe ee federaalka ah hadda uma sameysna qaab bangi dhexe, mana qabto inta badan shaqadii laga rabay bangi dhexe. Bangiga waxaa uu si rasmi ah bangi dowladeed ahaan u noqday xilligii dowladii...
View ArticleGanacsatadii Ku Hanti Beeshay Dabkii Afgooye Oo Caawinaad Dalbaday
Ganacsatadii ku hanti beeshay dab habeen ka hor ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka dalbaday dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed iney caawiyaan si ay shaqooyinkooda...
View ArticleHargeisa: Dowladda Hoose Oo Burburisay Xarumo Ganacsi Yaryar
Dawladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa saaka burburisay ganacsiyada yaryar ee waddada hareeraheeda ee suuqa, waa goob ku taalo bartamaha magaalada. Maamulka magaalada waxaa uu sheegayaa inay sidan u...
View ArticleBiyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Hoos Yimaada Hirshabeelle
Wabiga Shabelle oo sanadkan biyo yareeyay roobabkii xilliga deyrta awgeed ayaa sababay in deegaanno badan ay ka dhacdo biyo la’aan kuwaas oo hoos yimaada goballada shabeellaha dhexe iyo Hiiraan....
View ArticleTaariikhda Iyo Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Oo Dhameystiran
Maanta waxaa 46 sano laga jogaa markii ugu horreysay ee uu soo baxo wargeys ku qoran farta Soomaaliga, waa sidoo kale maalintaas uu manhajka dalka isku badalay farta Soomaaliga. Goobjoog News, waxaa...
View ArticleSoomaaliya: Hey’adaha Gargaarka Oo Dalbaday $1.08 bilyan Oo Lagu Caawinayo...
Hey’adaha gargaarka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qorshaha ka Falcelinta Baahiyaha Bini’aadamnimada ee 2019. Qorshaha la shaaciyay waxa uu codsaday 1.08 bilyan oo doolar si caawinaad naf-badbaadis ah...
View ArticleIsbarbardhigga Booqashada Talyaaniga Ee Ra’isul Wasaare Abiy Iyo Madaxweyne...
Labo bil ayaa u dhaxeysa booqashadii uu madaxweyne Farmaajo ku tagay Talyaaniga iyo midda ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Goobjoog News ayaa Isbarbardhig ku sameysay natiijada labada booqasho....
View Article7 Qodob Oo Ku Tusinaya In Soomaaliya Aaney Diyaar u Aheyn Tartan iib balookyo...
Dowladda federaalka ah Soomaaliya waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, dalka Ingiriiska ku qaban-doontaa tartan iib oo lagu bixin-doono bolock-yo dhan ilaa 50 xabo, oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira...
View ArticleWasaaradda Batroolka iyo Macdanta Oo Ka Hadashay Shirka London
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay shir lagu qabanayo London-U.K oo lagu iibin-doono Blocs ka tirsan shidaalka Soomaaliya. Halkan...
View ArticleWax Ka Ogow Qaabka Ay Shirkadda Soma Oil & Gas Ku Xulatay 12 Block
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa waxaa Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu...
View ArticleXisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka Oo Dalbaday In La Joojiyo Shirka...
Kulan lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya ayaa 7da Febraayo 2019 qorshaysan in lagu qabto magaalada London. Kulanka waxa ka soo qaybgelaya shirkado u tartami doona shatiga qodista shidaalka ee loo...
View ArticleWaa Maxay Shaqadiisa Guddiga Ay Dhistay Wasaaradda Ganacsiga Ee DFS?
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay dhiseen guddi xoojiya tayada iyo tirada waxyaabaha dalka...
View ArticleDaawo: Xiriirka Xumaaday Ee Soomaaliya Iyo Kenya Saameyn Sidee Ah Ayuu Ku...
Waxaa sii xumaaday xiriirka ka dhaxeeya dalkeenna (Soomaaliya) iyo Kenya iyadoo taasi ay ka dhalatay durba hadalhayn aad u ballaaran. Hadaba aqoonyahanno iyo quburo dhanka dhaqaalaha ah ayaa qaba in...
View ArticleBeyle: Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ah Wafdiga Ra’iisul wasaaraha XFS ee magaalada Washington ku sugan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka...
View ArticleDekadda Muqdisho Oo Aan Shaqeyn Saddex Cisho
Warar aanu ka helay dekadda Muqdisho ayaa sheegaya in aaney shaqeyn muddo saddex cisho, waxaana ka soo baxaya sababo kala duwan. Shirkado ay ka mid yihiin CMA iyi MSC ayaa shaqada joojiyey iyaga oo aan...
View ArticleSool: Olole Ka Dhan Ah Xaalufinta Dhirta Oo Ay Ciidamadu Gacan Ka Geysteen
Dadka ku nool deegaanka Xudun ee gobalka Sool oo kaashanaya wasaaradda deegaanka oo gacan ka helaya ciidama Milatariga Soomaaliland ayaa howlgal ka sameeyay deegaanno hoos taga dagmada Xudun, kaas oo...
View ArticleAkhriso: Qodobada Shirka Wada-Tashigga Wasaaradaha Isgaarsiinta ee Federaalka...
Shir wadatashi oo ay Muqdisho isugu yimaadeen Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa laga soo saarey qodobo muhiim ah Waxaa Ka Mid aH: Waxa ay...
View ArticleWasaaradda Betroolka DF oo Isku Koobtay Wax Ka Bedelka Sharciga Shidaalka &...
Wasaaradda Betroolka iyo macdanta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney isku koobtey wax ka bedelka sharciga shidaalka, iyada oo shirkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Djibouti...
View ArticleReer Beled Xaawo Oo Ka Cabanaya Xadka Ay Kenya Xiratay
Waxaa gebi ahaanba istaagay isku socodka ganagsiga iyo dadka dagmada Balad-xaawo iyo Kenya ka dib markii dowladda Kenya ay xirtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Zaytuun Maxamed Cali oo ka mid ah...
View Article