Xog: Qaar Ka Tirsan Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Ah Oo Korontadii Laga...
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, waxaa laga goostay korontadii kadib markii ay muddo 4 bil ah iska bixin waayeen lacagtii....
View ArticleX/Joogtada Ah Ee Wasaaradda Batroolka: Soomaaliya Uma Diyaarsana Bixinta...
Soomaaliya, ma lahan awood iyo shuruucdii ay shirkadaha caalamiga ahi shidaal uga qodan lahaayeen dhulkeeda, heshiis baratan ama laysan bixin ah oo Febraayo sanadka dambe la galaa, waxaa uu keenni...
View ArticleXogta Goobjoog: Shirkadaha Shidaal Baarista ee Xiisaynaya Badda Soomaaliya
Astaamo badan ayaa muujinaya in shidaal badda Soomaaliya(Indian Ocean) inuu ku jiro. Astaamahaas waxaa ka mid ah badda sal keeda inuu ka soo siimoobo (seepage), uuna ka soo burqado asagoo dareere ah...
View ArticleXoghayaha Rugta Ganacsiga “Waxbo Nagama Gelin Mooshin, Doorkeennu Waa...
Shaafi Raabi Kaahin, xoghayaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha rugata ganacsiga ee Jubalnd ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog News waxa uuu Sheegay in aysan waxaba ka quseyn ka hadlidda...
View ArticleKenya Airways Oo Maanta Duulimaad Ka Bilaabeysa Muqdisho
Diyaaradda National Carrier ee Kenya Airways ayaa ugu dambeyntii waxaa ay maanta duulimaad toos ah ka bilaabeysaa gooramada min Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) ilaa Aden Adde International...
View ArticleIskaashatada Kaluumeysatada Ee Muqadisho Oo Walaac Ka Keenay Heshiiska lala...
Iskaashatada Kaluumeysatada ee Muqadisho ayaa sheegay inay walaac ka qabaan heshiiskii dowladda Soomaliya ku bixisay shatiga Kaluumaysi ee shirkada Shiinaha laga leeyahay. Dowladda Soomaaliya iyo...
View ArticleSoomaaliya: Mareykanka Oo $900 million Ku Bixin-doona Banii’aadnimada,...
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in joogitaankeedda Muqdisho ay ballaarisay wixii ka dambeeyey December 2, 2018ka ayaa maanta ku dhawaaqday in ay ku bixineyso maal-gelinta Soomaaliya lacag dhan $900...
View ArticleHey’adaha Dowliga Ah Ee Dowladda Federaalka Ah Oo Wajahaya “Shutdown”!!
Inkasta oo guddiga miisaaniyadda, qorsheynta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda lagu daray xubnaha kala ah Saalim Caliyow Ibrow, Sagal Biixi iyo Aden Xasan, lagana saaray kuwii la dhahay lama...
View ArticleWasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Oo Sheegay In Xujeyda Soomaaliya La...
Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xassan oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Sacuudiga ayaa kulamo la qaatay wasiirka Xajka iyo Cumrada...
View ArticleXukuumadda oo Ansixisay Hindise Sharciyeedka Maamulka Dakhliga
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo axaddii yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga oo ay golaha usoo gudbisay...
View ArticleShirkadda Ugu Weyn Dunida Ee Maraakiibta Kunteenaradda Qaada Oo Ka Shaqo...
War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka dekedda Muqdisho ayaa lagu faah faahiyay adeegyo ay bilaabayso shirkadda MAERSK LINE oo ah shirkad caalami ah oo ka shaqeysa daabulaada Kunteenaradda. Qoraalka...
View ArticleNorway Oo $54.3 milyan Ku Bixineysa ilaalinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya
Xukuumadda Norway oo shaaca ka qaaday in lacag dhan 54.3 milyan oo dollar ay ku bixinayso dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya, waxayna sheegtay in dhaqaalahan ay Soomaaliya u...
View ArticleCabitaanka Khudaarta Gudaha Laga Sameeyo Oo Laga Doortay Midkii Dibadda
Hareeraha waddooyinka magaaladda Muqdisho waxaa lagu arkayaa dhalinyaro sameyso cabitaanka noocyadiisa kala duwan kuwaas oo cabitaan ahaan looga iibiyo dadka, waana ganacsi si maalinle ah loogu...
View ArticleKoronto La’aan Ka Jirta Degmada Balcad Ee Gobolka Shabellaha Dhexe (Dhageyso)
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in koronto la’aan ay ka jirto degmadaasi 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Maamulka degmada Balcad ayaa la sheegay in...
View ArticleSawirro: Qeybo Ka Mid Ah Suuqa Bakaaro Oo Gubanaya
Wararka aan ka heleyno suuqa Bakaaro, ee degmada Howl-wadaag ee caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in ay gubteen qeybo ka mid ah suuqa kuwa ugu muhiimsan. Qeybaha dharka, bagaashka iyo qalab kale ayaa...
View ArticleDhageyso: Dadkii Ku Hanti Beelay Dadbkii Suuqa Bakaaraha Oo Caawinaad u Baahan
Ganacsatadii habeen ka hor ku hanti beeshay dadbkii ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ka dalbaday dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed iney caawiyaan. Waxa ay sheegeen in halkaasi uga...
View ArticleAkhriso: Qaabka iyo Sababta Loo Badalayo Sharci No. 130 Ee Bangiga Dhexe
Xukuumadda J. federaalka ah ee Soomaaliya ayaa todobaadkan lagu wadaa inay baarlamaanka federaalka ah hor keento wax badalka “Xeer Maamul Bankiga dhexe”, iyada oo arrintn ay horudhac u tahay in qof...
View ArticleArdey Codsaneysa In Maadada Computerka Lagu Daro Manhajka Iskuullada
Sanadihii la soo dhaafay iyo ka soo kabashadii burburka kadib, waxaa sanad weliba dugsiyada waxbarashada dalka ka soo qalin jabinayey kumanaan arday ah kuwaas oo u gudbayey heerka jaamacadda. Geyiga...
View ArticleHanti Dhan $150 Kun Oo Ku Gubatay Dab Ka Kacay Suuqa Baardheere
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dab xooggan oo xalay qabsaday suuqa degmada Baardheere ee gobolka Gado halkaais oo khasaare xooggan uu ka dhashay. Inkastoo dabkan waxa uu ka dhashay aan la...
View ArticleBeyle: Waxaan Rajeynaynaa in Deymaha Nalaka Cafiyo Sanadkan
Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, wasiirka maaliaydda Somaaliya ayaa sheegay in sanadkan ay Soomaaliya raja badan ka qabto in la soo geba gebeeyo dadaalada loogu jiro in dalka laga cafiyo deymaha lagu...
View Article