Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Dhageyso: Waa Maxay Caqabadaha Ku Geedaaman Shirka Asmara?

Maanta waxaa magaalada Asmara ee caasimadda wadanka Eratariya uga billaabanaya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo, Dhiggiisa Eratariya Asaias Afawerki iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed...

View Article


Dhageyso: Sicir Barar Ka Jira Suuqyada Garoowe

Sayladda Xoolaha Garowe ayaa waxaa saamayn ku yeeshay sicir bararka ka jira Garowe , iyadoo dollarku oo kor u kacay. Yusuf Taleex oo ka mid ah dalaaliinta Waaweyn ee ka shaqeya salayadda Xoolaha Garowe...

View Article


Sare U Kac Ku Yimid Qiimaha Kalluunka

Dhallinyaro badan oo ku nool Caasimadda ayaa sheegaya in nolashooda uu saameyn ku yeeshay qiima korarka ku yimid kalluunka waqtiga bad xiranka. Kalluunka laga soo jalaabto xeebaha Muqdisho waxaa...

View Article

Bangiga Adduunka Oo Ka Hadley Lacagaha Telefoonnada La Isugu Gudbiyo

Bangiga adduunka oo amaanay Hormarka Somalia ay ka sameysay lacagaha la isugu gudbiyo Taleefoonada. Bangiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkaan kordhi doono 3-4%, bangiga...

View Article

Qaar Ka Mid Ah Dalagyada Khudaarta Oo Ka Baxay Suuqyada Muqdisho

Suuqayada Magaalada Muqdisho ayaa laga la’yahay qaar ka mid ah noocyada khudaarta, kadib markii aysan sanadkan soo go’in dalayadooda. Ganacsatada ayaa sheegay in la la’yahay Liinta nooca loo yaqaan...

View Article


IMF: Dowladda Soomaaliya Waxaa U Socda Wejiga 3aad Ee Barnaamijka SMP

Saraakiil ka socota hey’adda lacagta adduunka ee IMF, uuna hoggaaminayo Maxamed  H. El-xage ayaa soo gabagabeeyey booqasho ay ku yimaadeen magaalada Nairobi  September 15–20  iyaga oo u kuul-galay...

View Article

Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deeqay $80 Milyan, Akhriso Isticmaal-ka

Bangiga adduunka ayaa sheegay in maamulkiisu garteen in Soomaaliya la siiyo deeq lacageed, lagana taageero barnaamijka qorshaha bahwadaagga Soomaaliyeed (CPF) oo afar sano ah, si barnaamijka loo fuliyo...

View Article

Dhageyso: DR Culusoow Oo Ka Hadlay Saameynta Miisaaniyaddii Somalia La...

Maxamud Maxamed Culusoow oo ah khabiir dhanka dhaqaalaha ah oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa kaga hadlay hannaanka maaliyadeed ee Soomaaliya iyo deeqaha dhaqaale oo caalamku uu ku baritaaro dalka....

View Article


Garoonka Aden Cadde: Shaqaalaha Qeybta Hagista Diyaaradaha Oo Shaqo Joojin...

Waxaa maanta shaqo joojin sameeyey shaqaalaha qeybta hagista diyaaradaha ee garoonka Aden Cadde  ee magaalada Muqdisho. Shaqo joojintan ayaa ka billaabatay khilaaf muddo dheer soo jiitamayay oo u...

View Article


Dhageyso: Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Ka Cabanaya Amni Darro

Ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in amniga suuqaasi uu sii xumanayo. Waxa ay sheegeen in aanay shaqeysan karin gelinka dambe, maadaama dadka kala hoyaadayaan, ragga wax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qatar Oo Bilowdey Dhoofsashada Sagaarada Soomaaliya

Dowladda Qatar oo loo sii marinayo safaaraddeeda Soomaaliya ayaa loo ogolaaday inay dalkeeda u dhoofsato duurjoogta nooceedu yahay Sagaaro gaaraya (14 Sagaaro), sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo...

View Article

Duqa Muqdisho oo Mamnuucay in Dekadda Muqdisho Laga Soo Dejiyo Mooto Bajaaj

Wareegto uu soo saaray Guddoomiyaha mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa lagu mamnuucay in dekadda Muqdisho laga soo dejiyo mooto Bajaaj cusub. Guddoomiye Yariisow ayaa sidoo kale Mamnuuucay...

View Article

UK Oo 25 Milyan oo Pound Siisay Sanduuqa Horumarinta Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta la kulmay wafdi ay hoggaamineyso Harriett Baldwin oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska iyo Wasiiru-dawlaha Ingiriiska u qaabilsan qaaradda...

View Article


Dhageyso: Aqalka Sare Oo Loo Gudbiyay Tabashooyinka Galmudug Ee Xukuumadda...

Guddoonka Gollaha Aqalka Sarre ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay warbixin ka timid hoggaanka u sarreeya dowlad goboleedka Galmudug. Warbixintani oo loo soo...

View Article

Muqdisho: Ethiopian Airlines Oo Duulimaad Toos Ah Bilaabeysa, Akhriso...

Ethiopian Airlines,  ayaa lagu wadaa in ay dib u soo celiso duulimaadyadii Muqdisho bisha November muddo 40 sano ah kadib, arrintan oo imaaneysa 3 bil kadib markii ay dib u bilowday duulimaadyadii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beyle Oo u Fasaxidda $5-ta Milyan Bangiga Adduunka Ee D/Goboleedyada Ku Xiray...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wasaaradaha Maaliyadda ee dowlad goboleedyada ku wargelisay inay u diri-doonta maamullada $5 Milyan oo Dollar oo qeyb ka...

View Article

Imaaraatka oo Hawada Sare u Diray Dayax Gacmeedkii Ugu Horreeyay ee ay Carabi...

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dalka Japan ka diray dayax gacmeedkii ugu horreeyay ee ay Carabi sameyso, waxaa laga tuuray gantaalka (H-IIA) ee dalka Japan. KhalifaSat, ayaa loo aqoonsan yahay inuu...

View Article


Bloomberg: Somaliland Oo Tartan Kula Galeysa Djibouti Dhoofinta Gaaska...

Somaliland ayaa sheegtay inay tartan kula galeyso dalka Djibouti sidii dekadda Berbera looga dhoofin lahaa gaas-ka dabiiciga ah ee laga soo saarayo dhulka Soomaalida Itoobiya, Dalabka Somaliland waxaa...

View Article

Akhriso: Iran iyo Kor u Kac Ku Yimid Badeecooyin Ay Ka iibiso Soomaaliya Iyo...

Agaasimaha rugta ganacsiga iran ee Trade Promotion Organization (TPO)  ee arrimaha Afrika iyo Carabta ayaa sheegay in waxyaabaha ay Iran u soo dhoofisay qaaradda Afrika ee  March 21 to September 22  ay...

View Article

Dhageyso: Ahmiyadda Sharciyo Ganacsiga Oo Ay Wasiirrada Hirshabeelle Ansixiyeen

Gollaha wasiirada Hirshabeelle ayaa meelmariyay shalay kulankoodii magaalada Jowhar ay ku yeesheen sharciyo kamid ah ganacsiga sida shatiyada oo kale kuwaasoo ay soo diyaarisay wasaaradda ganacsiga ee...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live