Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Sacuudiga Oo Sharaxay Sababta Ay Soomaaliya Ugu Soo Celiyeen 27,000 oo Adhi ah

Qoraal ay soo saartay wasaaradda bey’adda, biyaha iyo beeraha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu sheegay in ay soo celiyeen xoolaha Soomaalida kadib markii ay ka heleen qandhada Rift Valley Fever (RVF)...

View Article


12 Arrin Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato Xiisadda Turkiga iyo Mareykanka

Waxaa in muddo ah cirka isku shareeray xiisadda Turkiga iyo Mareykanka, marka aad si fiican u akhriso waxaad ogaan-doontaa in arrinta dhaqaale waa ka weyn tahay. Labada dal kalama maarman hadda iyo mar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eng: Yariisow Oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Dalxiiska Iyo Maalgashiga G/...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku sameeyay xil ka qaadis iyo Magacaabis. Wareegtada waxaa loogu Magacaabay C/fitaax...

View Article

Olgan Bekar: Turkiga Dal Kale Tartan Kulama Jiro Arrimaha Soomaaliya

Olgan Bekar safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa wakaaladda wararka ee Anadolu  u sheegay in Turkiga aanu dal kale tartan kula jirin sidii xal looga gaari lahaa ama looga shaqeyn lahaa xasiloonnida...

View Article

Suuqyada Muqdisho Oo Laga Dareemayo U Diyaar Garowga Ciidda

Sare u kac ayaa laga dareemayaa qiimaha la kala siisto xoolaha nool gaar ahaan Ariga iyadoo  ay dadka isku diyaarinayaan udxiyada Ciida Carafo. Dad badan ayaa maanta ka iibsanayay suuqyada xoolaha Ari...

View Article


Soomaalida Wax Ku Soo baratay Turkiga Oo Ka Hadashay Isbadallada  Qiimaha...

Qoraal ay Goobjoog News soo gaarsiiyeen koox la baxday “Ururka Soomaalida wax ku soo baratay Turkiga” ayey ku sheegeen sida ay uga xunyihiin isbadallada  qiimaha lacagta Turkiga iyo saameynta uu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradaha Kuluumeysiga Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo 4 Qodob Ku...

Wasaaradaha Kaluumeysiga ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ku heshiiyay in ay wada shaqeyn yeeshaan, meel looga soo wada jeesto kaluumeysiga sharci-darada ah, dakhliga ayaa...

View Article

Somaliland: Muuse Biixi Oo Joojiyay Cashuur Dhaafka

Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo Cashuur dhaafka loo sameeyo shirkadaha ganacsiga iyo dadka ajaanibta ah Haddaba halkan hoose ka akhriso qodobada la xiriira...

View Article


Laascaanood: Beeraleyda Oo Bilaabay Tacbashada Dalagga

Qaar ka mid ah xoolo dhaqatadii ku xoolo beelay abaartii dalka ka dhacday ayaa deegaanno ku yaalla galbeedka Laascaanood waxay ay ka bilaabeen tabcashada beeraha. Dadkan ayaa sheegay in haddii ay xoolo...

View Article


Wasaaradda Qorsheynta Oo Hey’adaha Caalamiga Ah Siisey 3 Bil Inay Ku soo Guuraan

Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa maanta soo qaban-qaabisay shir ay ka soo qeyb-galeen hey’adaha caalamiga ah iyo NOGS-ka, kaas oo xoogga lagu saarey sidii hey’adaha caalamiga ah...

View Article

Dhageyso: Aqoonyahan Ka Hadlay Doorka Soomaaliya Ee Tartanka Dhaqaale Ee...

Professor Sheekh Nuur Khaasim oo darsay culuumta xiriirka dhaqaalaha caalamiga ah ayaa Goobjoog News wareysi gaar ah oo uu siiyay kaga warramay tartanka dhaqaale ee ka soconaya qaaradda Afrika ee ay ku...

View Article

Dhageyso: Ganacsato Soomaaliyeed Oo Lagu Boobay Hantidooda Koonfur Afrika,...

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa ka codsaday dowladda federaalka iney wax ka qabato dhibaatooyinka loogu geysanayo dalkaasi. Yaxye C/casiis oo ka mid ah ganacsato...

View Article

Madasha FOCAC Oo Ka Furmaya Beijing

Waxaa Magaalada Beijing ka furmaya Madasha Shiinaha iyo Afrika kaasi oo lagu xoojinayo iskaashiga dhanka dhaqaalaha ee Afrika iyo Shiinaha. Madasha Shiinaha iyo Afrika Sanadkan waxaa hal ku dhig looga...

View Article


Dhageyso: Shirkii Maalgashiga Oo Furmay Iyo Shiinaha Oo Ballan-qaad U...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay...

View Article

Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Suurtagal Tahay Shiinaha Inuu Cunaha Qabto...

Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo ka faallooda siyaasadda arrimaha gobolka Afrikan ayaa wax ka weydiinay shirka magaalada Beijing uga furmay dalka Shiinaha iyo qaaradda Afrika. Shirkani oo la magac...

View Article


Wax Ka Ogow Lo’da Laga Keenay Dibadda Oo Dalka Lagu Xanaaneeyo

Lo’ laga keenay dalka Holland ayaa waxaa lagu xanaaneeyaa duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana dalka keentay Shirkad lagu magacaabo Som Milk. Lo’dan maalintii labo jeer ayaa la lisaa waxaana lisiddeeda...

View Article

Dhageyso: Haweenka Oo Bilaabay Aragtiyo Cusub Oo Dhanka Ganacsiga Ah

Haweenka kunool magaalada Muqdisho ayaa bilaabay aragtiyo cusub oo dhanka ganacsiga ah kuwaa oo ay ku maareeyaan Nolasha qoyskooda. Xariira Cabdulle Siyaad oo sandii 2012 kii caasimada ka hirgalisay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Markab Ay Leedahay Itoobiya Oo Ku Xirtay Eratariya (SAWIRRO)

Inta la xasuusto waa Markii ugu horreeysay oo markab ganacsi oo ay leedahay xukuumadda Itoobiya, ay ku soo xirtay Dekedda Massawa, oo ku taalla dalka Eritrea, markii ugu horeysay mudo 20 sano ah....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farmaajo, Abiy Iyo Asaias Oo Heshiis Seddex Geesood Ah Wada Galay (Sawirro)

Sida lagu baahiyay barta ay madaxtooyada Soomaaliya ku leedahay Facebook-ga, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul...

View Article

Asmara: Shir Maanta Ka Furmaya

Shirkani oo lagaga hadlayo iskaashi dhaqaale oo dhexmara dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eratariya ayaa maanta ka furmaya magaalada caasimadda ah ee Asmara. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live