Kismaayo Oo laga Dareemayo Qiimo Koror Ku Yimid Shidaalka
Magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayaa sare u kac dhanka Shidaalka ah caqabaddaan ayaa hadda waxaa ay soo wajahday gaadiidleyda ku dhaqan Kismaayo. Ganacsatada Shidaalka ayaa sheegaya in Shidaalka...
View ArticleSoomaaliya Iyo Shiinaha Oo Isku Afgartay Fulinta Mashaariic Horumarineed
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad yaa booqday shirkadda dhismaha ee Shiinaha waxaana ku soo dhoweeyay Madaxweyne ku...
View ArticleSare U Kac Ku Yimid Qiimaha Khudaarta Ee Suuqyada Muqdisho
Suuqyada Khudaarta ee magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa qiimo koror ku yimid qiimaha la kala siisto Khudaarta. Ganacsatada Khudaarta iibisa ayaa sheegay in qiima kororka loo sababeynayo in wadada...
View ArticleGanacsatada Yar Yar Ee Soomaaliyeed OO Lagu Maalgelin Doono $10m
Shirkadaha yaryar iyo kuwa dhex-dhexaadka ah (SMEs) ee Soomaaliya ayaa hadda heli doona caasumaada si ay u kobciyaan ganacsigooda iyadoo ay ugu wacan tahay maalgalin cusub oo $ 10 Milyan ah. Shirkadda...
View ArticleGanacsatada Waratada Oo Cabasho Ka Ah Gaadiidka
Ganacsatada wax ku iibiya hareeraha waddooyinka ayaa inta badan waxaa ay la kulmaan dhibaatooyin xoog leh oo uga yimaada dhanka baabuurta isticmaasho wadada. Ganacsatada ayaa sheegaya in nolol...
View ArticleDalal Sheegay Iney Maalgashanayaan Soomaaliya
Magaalada Brussels waxaa ku dhammaaday shir si gaar ah looga hadlayey arrimaha ganacsiga Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay wasaaradda ganacsiga DFS, ganacsato Soomaaliyeed, kuwo ajaaniib ah, dowladanaha...
View ArticleShirkii Brussels Iyo Lacagihii Lagu Yaboohay
Magaalada Brussels waxaa ku dhammaaday shir si gaar ah looga hadlayey arrimaha ganacsiga Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay wasaaradda ganacsiga DFS, ganacsato Soomaaliyeed, kuwo ajaaniib ah,...
View ArticleSoomaaliya Oo Ku Biirtay Suuqa Bariga Iyo Koofurta Afrika Ee Loo yaqaanno...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Lusaka ee dalka Zambia kaga qeyb galay shir madaxeedka 20-aad ee dalalka ku bahoobay COMESA. June 8, 2016, Soomaaliya waxa ay...
View ArticleDhageyso: Rugta Ganacsiga Soomaaliya Oo Tallaabo Dhaqaalaha Kobcin Karta Ku...
Rugta Ganacsiga Soomaaliya Ayaa Sheegtay in dhaqaalaha Caasimadda ay wax badan ka badalayso tallaabada ay DFS Jidadka Muqdisho dib ugu Furtay. Xoghaya Rugta Ganacsiga Soomaaliya ahna Guddoomiyaha...
View ArticleSomaliland: Bangiga Dhexe Oo Xeer Ka Soo Saarey Lacago Badan Oo Soo Gala Ama...
Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa soo rogay xeer cusub oo lagu xoojinayo siyaasadda la socodka xaddiga lacagta soo galaya ama ka baxa Somaliland. Shakhsiyaadka iyo shirkadaha waxaa la faray in haddii...
View ArticleSooyaalka Dhibaatada Ay Ciidamada Kenya U Geysteen Shirkadda Hormuud
Dadweyne ku nool gobolka Gedo ayaa maanta dibad-bax halkaasi ku dhigay iyaga oo ka cabanaya sida ay sheegeen dhibaato ay ciidamada Kenya ka geysteen deegaannada Buusaan, Geriley, Ceel-waaq, Dhamaso,...
View ArticleMuqdisho Oo Laga Hirgaliyey Mashruuca Cabitaanka Wareegga
Magaalada Muqdisho waayihii dambe waxaa ku soo badanayay hal abuurka ganacsi oo ay la imaanayaan dadka, hadda waxaa magaalada ku soo kordhay hal abuur cusub oo ah Mootada Wareegta taasi oo lagu kor...
View ArticleKiboora Oo Noqotay Meel Loo Dalxiis Tago
Xeebta Kiboora ee Magaalada Kismaayo ayaa noqotay goob loo dalxiis tago, waxaa Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha u dalxiis taga bulshada ku dhaqan Kismaayo iyaga oo halkaasi u taga in ay ku soo galaan...
View ArticleHoos U Dhac Ku Yimid Khudaarta Lagu Iibiyo Suuqyada Muqdisho
Waxaa hoos u dhac ballaaran laga dareenayaa nuucyada kala duwan ee Khudaarta taasi oo lagu iibiyo Suuqyada Magaalada muqdisho . Dadka iibiya Khudaarta ayaa sheegaya in qiimaha Khudaarta hadda laga...
View ArticleGaas: Dekadda Garacad Ma Noqon Doonto Mid Degmo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Cali Gaas ayaa dhagax dhigay dhismaha dekadda Garacad ee gobolka Mudug. Kharashka ku baxaya dhismaha dekadda ayaa waxaa bixinaya Shacabka gobolka waxaana...
View ArticleRugta Ganacsiga Soomaaliyeed Oo DFS Ka Dalbatay Badbaadinta Nafta Iyo Hantida...
Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa dowladda federaalka Soomaaliya waxay ka dalbatay iney badbaadiso nafta iyo hantida ganacsata Soomaaliyeed. Xoghayaha rugtan ahna guddoomiyaha rugta ganacsiga ee...
View ArticleSomaliland: Walaac Laga Muujiyay Ukun La’aan Ka Jirta Hargeysa
Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka taagnayd Ukun la’aan taasi oo inta badan laga dareemay goobaha laga cunteeyo iyo guryaha Magaalada. Dadka Ukunta aadka u...
View ArticleHargeysa: Wiil Dhallinyaro Ah Oo Xirfadda Tabinta Ciyaaraha Ku Shaqeysta
Maxamed Baaruud Samatar waa wiil dhallinyaro ah oo ku nool Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somalilnad, waxaa uu ku shaqeystaa Xirfadda ciyaar tabinta ee garoomada lagu ciyaaro ku badda Cagta. Maxamed...
View ArticleHormuud Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Eedeynta Foreign Policy
Warbixin talaadadii hore lagu daabacay majaladda Mareykanka laga leeyahay ee Foreign Policy, loogana hadlay arrimo ku saabsan in Al-shabaab adeegsato shirkadda iyo is-dhageysiga ayaa waxa ay shirkadda...
View ArticleAkhriso: Taariikh Nololeedka Golaha Dhaqaalaha Qaranka
Waxaa maanta Muqdisho lagu daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweyne Farmaajo uu Dekareeto ku magacaabay July 12, 2018. Kooxdan waxaa ay dawladda Soomaaliya kala talin-doonta arrimaha...
View Article