Qiimo Koror Dhanka Khudaarta Ah Oo Laga Dareemayo Suuqyada Garoowe
Waxaa sare u kac ballaaran laga dareemayaa qiimaha la kala siisto khudaarta Suuqyada magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland. Qiimo kororka ku yimid Khudaarta ayey ganacsatadu ku sheegeen...
View ArticleKalluumeysatada Mudug Oo Ka Cabanaya Maraakiib Shisheeye
Kalluumeysatada ku sugan deegaanka Deenoood ee gobolka Mudug ayaa wajahaya dhibaatooyin dhanka Kalluumeysiga ah ka dib markii Maraakiib Jariif ah ay ka burburiyeen qalabkii ay ku kalluumeysanayeen....
View ArticleWarbixin: IGAD Oo Ku Heshiisay In Daaqsiinka Xoolaha Loo Furo Xuduudaha
Xoolo dhaqatada geeska Afrika gaar ahaan dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD waxaa ay awoodaan inay xoolahooda daaqsiin ahaan si fudud kala gudbaan xadadka dalalkaasi, arrintan ayaa timid kadib...
View ArticleDhageyso: Qiimo Koror Ku Yimid Xoolaha Suuqyada Baardheere
Sare u kac ballaaran ayaa ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee Suuqyada magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Qiimaha hashii ayaa suuqyada waxaa lagu kala iibsanayaa qiimo dhan 35- Milyan oo...
View ArticleDhageyso: Bankiga Adduunka Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulinaya Puntland
Bankiga Adduunka ayaa Puntland ka fulinaya mashruuc loogu magacdaray magaaleynta Puntland, kaasi oo lagu dhisayo waddooyin iyo Buundooyin. Xiriiriyaha mashruuca magaaleynta Puntland ee Bankiga adduunka...
View ArticleQatar Oo Mamnuucday Badeecooyinka Dowladaha Go’doomiyey
Dowladda Qatar ayaa mamnuucday in badeecadaha laga keeno dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar lagu iibiyo Suuqyada iyo goobaha ganacsi ee Qatar. Tallaabadan ayaa ah tii ugu horreysay oo...
View ArticleDhageyso: Qiimo Koror Ku Yimid Kalluunka Suuqyada Kismaayo
Sare u kac ballaaran ayaa laga dareemayaa qiima Kalluunka Suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta jubbada hoose. Xilliga lagu magacaabo Bad-xiranka oo cimilladu badda ay is bedelaan ayaa lagu jiraa...
View ArticleAkhriso: Heshiiska Lahaanshiyaha, Maamulka iyo Wadaagga Dakhliga Shidaalka...
Waxaa xalay saqdii dhexe magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay shirka amniga qaranka, shirkan oo 2 maalin halkaasi ka socday waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa Heshiiska Lahaanshiyaha,...
View ArticleDhageyso: Wasiir Beyle Oo Sheegay In Nidaamka Bixinta Mushaaraadka Ciidanka...
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in waxbadan laga badalay nidaamka Mushaar bixinta ciidamada dowladda, kuwaasi oo markii hore loo marsiin jiray saraakiishooda. Wasiirka...
View ArticleDhageyso: Xirnaashaha Waddooyinka Oo Saameyn Ku Yeeshay Ganacsiga Ciidda
Suuqyada Muqdisho oo lagu iibiyo dharka ciidda waxaa ka jira diyaar garowgii ugu dambeeyay maadaama ciidda ay ka dhimanyihiin maalmo qura. Ganacsatada Suuqyada ayaa waxay sheegayaan in jidadka oo xiran...
View ArticleGanacsatada Oo Laga Mamnuucay Keenista Iyo Iibinta Baaruudda
Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha oo maanta soo saartay wareegto ayaa lagu sheegay in dalka aan la soo galin Karin Toys-ka caruurta ay ku ciyaaraan ciidda,kaasi oo ka kooban Qoryo, Biskoolado iyo...
View ArticleKalluumeysatada Muqdisho Oo Sheegaya In Aysan Joojin Karin Jillaabashada
Diyaar garow shaqo ayaa ka soconaya Xeebaha taasi oo ay ku doonayaan Kalluumeysatada inay ku jilaabtaan, iyada oo xilligan lagu guda jiro bad xiranka. Maxamuud Axmed Ibrahim oo ka mid ah...
View ArticleDhageyso: Jahawareer Dhanka Lacagta Shilin Soomaaliga Ah Oo Ka Taagan...
Waxaa Suuqyada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka jira walaac dhanka ganacsiga ah kadib markii hakad la galiyey lacagtii shilinka Soomaaliga ahaa oo inta badan bulshada ay wax ku kala...
View ArticleGaalkacyo: Galmudug iyo Puntland Oo Ganaax Kusoo Rogaya Ciddii Diido...
Maamulladda Magaalalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo si wadajir ah Digniin uga soo saarey ciddii diida iney wax u iibiso Lacagata Shilinka Soomaaliga ah, taas oo Maalmahan dambe Suuqdayada...
View ArticleMaamulka Jowhar Oo Ganacsatada Uga Digay In Ay Diidaan Lacagta Shilinka...
Ganacsatada iyo Sariflayaasha ku dhaqan magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa diiday inay qaataan lacagta Shilin Soomaaliga ah, waxayna arrintaasi saameysay dadka danta yar ee ku...
View ArticleDhageyso: Caqabadaha Soowajaha Warshadaha Yaryar Ee Laga Hirgaliyey Muqdisho
Qaar ka mid ah Warshadaha yaryar ee laga hirgaliyey dalka ayaa isku dayay inay buuxiyaan kaalinta waxyaabaha dalka dibaddiisa laga keeno, si loo dhiiro galiyo arrintaasi ayaa ah in la isticmaalo wax...
View ArticleWasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Sheegtay In Ay Ku Guuleysatay In Sacuudiga Uu...
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa sheegtay inay ku guuleysatay in dowladda Sacuudiga ay xayiraadda ka qaado dhoofinta xoolaha Soomaaliya. Nuur Maxamad Xasan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee...
View ArticleMaamulka Gaalkacyo Oo Maaro u La’ Ganacsatada
Maamulka magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug ayaa sheegay in ay maaro u la’ yihiin ganacsatada magaaladaasi, kadib markii ay soo badatay diidmada lacagta shilinka Soomaaaliga. Xirsi Yuusuf Barre oo...
View ArticleDjibouti Oo Laga Hirgeliyay Zone Ganacsi Oo Xor Ah
Waxaa ka furmay magaalada Djibouti Madasha dhaqaalaha Afrika iyo shiinaha waxaana ka qeyb-galaya Madax ka tirsan qaaradda Afrika. Madaxda ka qeyb-galaya madasha Dhaqaalaha Afrika iyo Shiinaha waxaa ka...
View ArticleBeeraleyda Baardheere Oo Bilaabaya Tacbashada Dalagga Beeraha
Ku dhowaad Lix Boqol oo qoys kana mid ah beeraleyda Waraabka degmada Baardheere iyo qaar ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada ayaa la gudoonsiiyey gargaar ka kooban noocyada kala duwan ee abuurka....
View Article