Qiimaha Kalluunka Suuqyada Muqdisho oo Hoos U Dhac Laga Dareemayo
Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay qiimaha kalluunka uu aad u sareeyay ayaa hadda waxaa ku yimid hoos dhac taas oo ay kalluumeysatadu ku sababeyeen xilliga kuleylaha ee lagu jiro. Marka la gaaro...
View ArticleSuuqyada Digaagga Ee Muqdisho Oo Sii Dabar Go’aya
Iibsiga, cunista Digaagga dalka lagu dhaqdo ayaa sii yaraanaya, iyada oo taas badalkeeda dadku ay door bidayaan cunista Digaagga laga keeno dalka Brazil kaasi oo si qasab ah lagu bacrimiyo . Waxaa lagu...
View ArticleXiranaanshiyaha Waddooyinka Muqdisho Oo Saameeyey Dadka Ganacsatada Ah
Dadka ganacsatada ah ee ku sugan hareeraha wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in saameyn weyn ay ku yeelatay waddooyinka xiran ee magaalada. Waxa ay sheegeen in aanu jirin wax...
View ArticleKismaayo: Sare U Kac Laga Dareemayo Qiimaha Khudaarta
Sare u kac dhanka khudaarta ah ayaa laga dareemayaa Suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose,waxaa ayna saameyn ku yeelatay arrintan dhaqdhaqaayada Suuqyada iyo wax ka iibsigooda. Qiimo...
View ArticleSoomaaliya Oo Booska Ugu Hooseeya Ka Gashay Qiimeynta Ganacsiga Dunida Ee...
Bangiga Adduunka ayaa baahiyey warbixinta sanadlaha ee qiimeynta howlaha saameynta ganacsiga ee Caalamka. Taasi oo lagu eegay howlaha saameynta ganacsiga iyo kororka dhaqaalaha ee 190 waddan oo ku...
View ArticleMaxaabiista Xabsiga Dhexe Oo Xirfado Kala Duwan Labaro
Dhallinyarada ku jira Xabsiga Dhexe ayaa waxaa la baraa farsamooyinka kala duwan ee wax soo-saarka gacanta, waxaana lagu baraa warshadda wax-soosaarka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku dhextaallo...
View ArticleSare U Kac Dhanka Maciishadda Ah Oo Laga Dareemayo Degmada Baardheere
Sare u kac aad u xooggan ayaa laga dareemayaa suuqyada iyo goobaha ganacsiga degmada Baardheere ee gobolka Gedo,iyada oo arrintan ay saameyn ku yeelatay nolosha dadka ku dhaqan degmadaasi oo u badan...
View ArticleThe Economist: Dowladda Soomaaliya Oo Imaaraadka Ka Hortaagan Inay Buuxiyaan...
Sida lagu daabacay majaladda The Economist, dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxaa ay Imaaraadka carabta ka hortaagan tagay in ay buuxiyaan meelaha bannaan, isla markaana ay u daba-maraan goobo...
View ArticleSuuqyada Muqdisho Oo Laga Dareemayo Sare U Kac Dhanka Khudaarta Ah
Waxaa bilowday xilliga guga roobka, waxuuna Saameyn ballaaran uu ku yeeshay suuqyada Khudaarta ee magaalada Muqdisho. Qiimaha khudaarta Suuqyada Muqdisho ayaa laga dareemayaa sare u kac aad u...
View ArticleMuqdisho Oo Laga Dareemayo Qiimo Koror Dhanka Dhuxusha Ah
Isticmaalka Dhuxusha waxaa ku yimid sare u kac dhanka qiimaha ah, suuqleyda ayaa sheegaya in qiima kororka ku yimid Dhuxusha uu yahay mid ka dhashay roobabka . Badanaa xilliyada roobabka waxaa caado ka...
View ArticleSoomaaliya Oo Beenisay Inuu Jiro Heshiis Muqdisho Iyo Abu Dhabi Ay Ka Gaareen...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya H.E. Amb. Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay HCTV ayaa beeniyay inuu jiro heshiis isafgarad oo dhex maray Imaaraadka iyo...
View ArticleSoomaaliya Oo Ku Biireysa Comesa, Akhriso Shuruudaha Lagu Xiray
Soomaaliya iyo Tunisia ayaa lagu wadaa in ay mar kale codsi ugu gudbiyaan ururka ugu weyn ganacsiga qaaradda Afrika ee Comesa, si xubnaha ururka u noqdaan 21 dal. Sida ay qortay wargeysa The...
View ArticleSare U Kac Ku Yimid Sarifka Doollarka Suuqyada Gaalkacyo
Qiimaha lagu sarifo lacagta doollarka Mareykanka ee Suuqyada magaalada Gaalkacyo ayaa sare u kac xooggan laga dareemayaa. Sare u kacaan ku yimid sicirka doollarka Mareykanka marka loo badelayo shilinka...
View ArticleGuddoomiye Cirro: “Sababaha Sicir Bararka keenay Waxaa Kamid Ah DP World Iyo...
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay waxba ka...
View ArticleItoobiya Iyo Israel Oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Qotoma Horumarinta...
Reuven Rivlin iyo Mulatu Teshome oo kala ah Madaxweynayaasha Itoobiya iyo Israel ayaa kala saxiixday heshiis Iskaashi oo lagu horumarinayo dhaqaalaha labada dhinac. Madaxweynaha Israel Reuven Rivlin...
View ArticleBaydhabo Oo Laga Mamnuucay Bajaajta Cusub
Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay gabi ahaamba joojiyeen Bajaajta cusub ee la doonayo in la soo galiyo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Taliyaha...
View ArticleSoomaaliya Iyo Djibouti Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ku Qotoma Iskaashiga...
Dowladaha Djibouti iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku qotoma dhinacyada gaadiidka Cirka iyo dhulka, sida ay sheegtay wakaaladda Wararka ee Djibouti. Wakaaladda Djibouti ayaa...
View ArticleXog Cusub: Xaqiiqooyinka Cusub Oo Ku Aadan Qaabka Dowladda Federaalka Loogu...
Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda federaalka ah, isla markaana ka mid ahaa dadkii wax ka ogaa bilow ilaa dhammaad heshiiska 6da markab ee ay dowladda federaalka ah la gashay shirkadda AMOSC, isla...
View ArticleGalmudug Oo Sheegtay In Meel Wanaagsan Marayso Dhismaha Dekadda Hobyo
Maamulka Galmudug oo faah faahin ka bixinayey halka ay mareyso dhismaha dekadda magaalada Hobyo ayaa sheegay in haatan meel aad u wanaagsan ay mareyso. Wasiirka wasaaradda dekadaha Galmudug C/qaadir...
View ArticleQiimo Koror Laga Dareemayo Qaxwada Iyo Timirta Suuqyada Muqdisho
Suuqyada magaalada Muqdisho waxaa aad loo Iibsanayaa Timirta iyo Qaxwada, maadaama ay bilaabatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan dadkana ay doonayaan in ay ka dhigtaan Afur. Hadda waxaa laga dareemayaa...
View Article