DFS Oo Sheegtay In Daabicista Lacag Cusub Oo Shilin Soomaali Ah u Baahan...
Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in aysan fududeen hadda in dalka loo soo-dabaco lacag cusub, waxa uu tilmaamay in arrintani ay u baahantahay ku dhowaad 40 milyan illaa 50...
View ArticleSomaliland: Go’aan Cusub Oo Ku Saabsan Kalluumeysiga
Wasiirka Wasaarada xanaanada xoolaha iyo kalluumeysiga Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi oo maanta hortagay golaha guurtida, kana warbixiyay waxqabadkiisa ayaa sheegay in ay jiraan shirkado...
View ArticleDekadda Muqdisho Oo Aanan Shaqeyn 7 Maalin Iyo Ganacsatada Banaadir Oo Ka...
Waxaa muddo 7 todobaad ah aanan shaqeynin dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, ganacsatada gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ka cabanayaan canshuur kordhis. Shir jaraa’id oo ganacsatadu maanta ku qabteen...
View ArticleDab Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Degmada Hilwaa Ee Muqdisho
Dab ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka kacay suuqa daryeel, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare hantiyeed geystay. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News, in dabkaan uu kacay...
View ArticleSuuqa Bakaaraha: Ganacsatada Oo Ku Adkeysanaya Xirnaanshiyaha Xarumaha Ganacsiga
Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ku adkeysanaya iney xirnaadaan xarumahooda ganacsiga, tan iyo inta wasaaradda maaliyadda wax ka bedalayso canshuurta lagu soo rogay. Arrintan ayaa timid kadib...
View ArticleSuuqa Bakaaraha Oo Maalintii Labaad Xiran iyo Ganacsatada Iyo Muruq-maalka Oo...
Maalintii Labaad waxaa xiran ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha, kadib markii ganacsto is uruursatay ay sheegeen iney ka gadoodsan yihiin canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay. Ganacstada yar yar ee...
View ArticleDFS Oo Loogu Baaqay In Si Hoose Ku Xalliso Tabashada Ganacsatada Gobolka...
Maxamuud Xasan, wasiirkii hore ee ganacsiga dowladda Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay sida ugu haboon ee loo xalin karo tabashada ganacsatada gobolka Banaadir. Waxa uu...
View ArticleCadaado: Ka Ganacsiga Kalluunka Oo Soo Batay
Ka ganacsiga kalluunka iyo isticmaalkiisa magaallo aan lahayn Xeeb iyo Webi ayaa ah mid muujineysa ahmiyadda uu Soomaalida dhexdeeda ku leeyahay isticmaalka Kalluunka. Cadaado oo ka tirsan gobolka...
View ArticleWax Ka Baro Wadamada Ugu Badan Ee Dalxiiska Loo Tago
Turkiga ayaa dunida uga jira kaalinta 6-aad marka loo fiiriyo tirada dalxiisayaasha ee soo booqday sanadkii tagay, waxa ay gaarayaan tirada dalxiisayaasha ee soo booqday Turkiga sanadkii hore ku...
View ArticleItoobiya Oo Saami Badan Ka Heshay Dekadda Berbera
Dowladda Itoobiya ayaa Saami ka heshay dekadda Berbera, ka dib markii ay heshiis la gashay DP World iyo Somaliland. Saamiyada ayaa kala noqday sidan DP World 51%, Somaliland 30% iyo Itoobiya oo heshay...
View ArticleArdey Ku Nool Hargeysa Oo bacaha Iyo Waxyaabaha Jilicsan Ka Sameeya Kabo...
Waa suurtagal inaad is weydiineyso qiimaha Kabahani, ama dalkee lagu sameeyay, hase ahaatee arrintu sidaasi waa ay ka duwan tahay . Wax-soo-saarkan waxaa lagu sameeyay dalka gudahiisa mana ahan...
View ArticleDP World: Mashaariic Iyo Heshiisyo Caalamiga Ah Oo Lagala Laabtay
Shirkadda DP World waxaa iska leh xukuumadda Dubia oo ah imaarad ka tirsan Imaaraadka Carabta, waxaa ay maalgeshi ku sameysataa dekado badan oo caalamka ah. Shirkadda DP World waxaa la aasaasay...
View ArticleMaamulka Hiiraan Oo Ganacsatada B/weyne Ka Dalbaday Inay Habeenkii Shaqeeyaan
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka codsaday ganacsatada magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan inay habeenkii shaqeeyaan, si loo muujiyo ammaanka magaalada. Guddoomiyaha gobolkaasi Cabdi Jeyte Cismaan oo...
View ArticleShaqadii Xamaaliga Gaari-dameerka Oo Muqdisho Kasii Dabar go’aya
Magaalada Muqdisho waxaa sii yaraanaya shaqadii Gaari-dameerada oo nolosha dadka ku xamaasha kaalin muhiim ah kaga jiray. xaafadaha magaalada ayaa intooda badan biyaha looga dhaami jiray...
View ArticleBuuhoodle Oo Shilin Soomaaligii Suuqa Ka Baxay
Waxaa gabi ahaan suuqa magaalada Buuhoodle ka baxay lacagtii shilin Soomaaliga aheyd, ka dib markii qaar la diiday qaar kalana gobollo kale loo safriyey. Buuhoodle waxaa hadda wax lagu kala gataa...
View ArticleNigeria Oo Dib Uga Laabatay Saxiixa Heshiiska Ganacsiga Xorta Ah Ee Afrika
Nigeria ayaa dib uga laabatay saxiixa heshiiskii ganacsiga xorta ahaa ee qaaradda Afrika, kaasi oo lagu waday in uu furmo todobaadkan gudahiisa. War-murtiyeed ka soo baxay axaddii shalay, dalka...
View ArticlePuntland Oo Ka Hadashay Doonta Gubatay
Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed ayaa shalay waxaa ay ku gubatay biyaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Doontan ayaa waxaa la sheegay in ay ka timid waddanka imaaraadka carabta, waxaana...
View ArticleMadaxda Afrika Oo Saxiixaya Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika
Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa maanta Rwanda ku saxiixaya Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, kaasi oo afrikaanka u ogollaanaya inay si xor ah isku dhexgalaan, una ganacsadaan. Aagga ganacsiga...
View ArticleAfrika: Soomaaliya Iyo 43 Dal Kale Oo Saxiixay Aagga Ganacsiga Xorta ah
Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa Rwanda ku saxiixay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, kaasi oo afrikaanka u ogollaanaya inay si xor ah isku dhexgalaan, una ganacsadaan qaaradda dhexdeeda. 44 dal...
View ArticleIsbedal Laga Dareemayo Qiimaha Qaraha Suuqyada Muqdisho
Iyada oo lagu jiro waqtiga jilaalka, xilligan oo kale marka la gaaro guud ahaan Soomaaliya waxaa aad uso go’a qaraha, iyada oo dadku aad u iibsadaan si ay qabow uga helaan. Axmed Macallin Cali oo kamid...
View Article