Kismaayo: Wasiirrada Maaliyadda Oo Ka Hadlaya Shir-ka Mideynta Canshuuraha
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland ka furmay madasha wada-xaajoodka arrimaha maaliyadda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Wasiirka Wasaaradda maaliyadda oo furay...
View ArticleSomaliland Oo Shirkado Badan Baaris Ku Bilowday
Maamulka Somaliland ayaa dib u eegis iyo baaritaan ku sameynaya heshiisyada 16 shirkadood oo si gaar ah loo leeyahay oo adeegyo kala dhowr ah siiya Wasaaradaha kala duwan ee maamulkaas. Hanti-dhowrka...
View ArticleTurkiga Oo 101 Wadan U Dhoofiya Caleenta Shaaha
Shaaha Turkiga ayaa waxaa uu gooni la yahay dhadhan aad u fiican . iyada oo ay soo badanayeen dalxiisayaasha soo aadaya Turkiga waxaa kordhay dhoofinta caleenta shaaha ee Turkiga. Turkiga ayaa u...
View ArticleWasiir Bayle Oo Saxiixay Heshiis Ku Kacaya $2.7m
C/raxmaan Ducaale Bayle, wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah saxiixay heshiis lacag oo gaaraya $2.7m oo doolarka Maraykanka ah, waxaana loogu talogalay in...
View ArticleGalmudug: Kiiladii Khaatka Oo Lagu Canshuurayo Qaadayo $2.5 & Diyaaradaha Oo...
Maamulka Gamudug ayaa maanta sheegay in diyaaradaha khaatka ee ka dega deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi iyo sidoo kale kuwa kale ee caadiga ah laga doonayo iney qaataan aqoonsi muddo 7 cisho ah...
View ArticleShiinaha Oo Canshuurta Ka Yareynayo Maqaarka Dameeraha
Dowladda Shiinaha ayaa go’aansatay inay canshuurta ka yareyso maqaarka dameeraha kaasi oo laga soo dajiyo dekadaha dalkaasi. Waxaa lagu wadaa in canshuur dhimistaan ay bilaabato bilowga sanadkaan cusub...
View ArticleSacuudiga Oo Dadka Lacago Lagu-siin-doono Kororka Qiimaha Maciishadda
Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdi Caziiz ayaa soo saaray tiro amarro ah kuwaasi oo shaqaalaha dowladda iyo ciidamada lagu siinayo badalaad lacageed ka dib markii ay sare u kacday maciishadda. Sida...
View ArticleDaawo: Goobaha Laga Cuno Raashiinka Wadaniga Oo Kusoo Badanaya Hargeysa
Waa mid ka mida maqaaxiyahay sida weyn looga cuno cuntooyinka wadaniga ah waana dalagyada ka soo go’a wadanka ee magaalada Haegeysa. Waxaana inta badan maalintii halkaan yimaada dad tiro badan oo ka...
View ArticleCanada Oo Cabasho Ka Dhan Mareykanka U Gudbisay Ururka Ganacsiga Caalamiga Ah
Dowladda Canada ayaa cabasho ka dhan Mareykanka u gudbisay ururka ganacsiga aduunka, waxay Canada u eedeyneysaa Mareykanka inuu ku tumanayo xeerarka u yaallo ganacsiga caalamiga ah. Tallaabadan ayaa...
View ArticleTurkiga Oo Soomaaliya Ku Maal-geshanaya Illaa $200 Oo Milyan
Soomaaliya iyo Turkiga ayaa jimcihii Ankara ku kala saxiixday heshiis iskaashi, heshiiskan waxaa uu taabanayaa dhinacyadda Ganacsiga iyo Maalgashiga, Tamarta iyo Macdanta, Waxbarashada iyo kaabayaasha...
View ArticleLix Sano Ka Dib Turkiga Oo Yurub U Dhoofinaya Ukunta
Tiro ka mid ah dowladaha Yurub waxaa ku faafay Ukun la sheegay inay wasaqeysantahay, Turkiga ayaa bilaabay markii ugu horreysay muddo laga joogo 6 sano inuu Ukunta u dhoofiyo dowladaha Yurub. Xuseen...
View ArticleMuqdisho: Beyle Oo Daah-furay Habka Dhaqan-gelinta Miisaaniyadda 2018
Wasaaradda maaliyadda ayaa maanta daah furtay habka dhaqan-gelinta Miisaaniyadda 2018ka iyo sidii ay sare ugu qaadi lahaa dhaqan-gelinta howlaha Dowladda horyaala, iyadoo habka loo soo bandhigaay...
View ArticleXogta Goobjoog News: 2018 Iyo Isbarbardhigga Miisaaniyadda Dowladda...
Soomaaliya waxaa sanad walba la meel-mariyaa miisaaniyado kala duwan, dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada sida Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, mid weliba...
View ArticlePhilippin Oo Joojisay Shaqaalihii Ay U Soo Diri Jirtay Kuwait
Dowladda Philippines ayaa ku dhawaaqday inay joojisay shaqaalihii ay u soo diri jirtay dalka Kuwait iyada oo ka cabsaneyso dhibaatooyin ay shaqaalaha kala kulmaan Kuwait. Arrinkani ayaa yimid xilli...
View ArticleHantiilayaasha Caalamka 82% Dhaqaalaha Ay Heystaan Waxaa Gacanta Ku Haya 1%...
Hay’adda Oxfam ee laga leeyahay dalka UK ayaa sheegtay in uu aad u sii ballaartay farqiga u dhaxeeya dadka hodonka ah iyo kuwa Saboolka ah. Hay’addan ayaa sheegtay in 82% hantida la helay sanadkii...
View ArticleTrump Oo Saxiixay Miisaaniyad KMG Ah
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay mashruuca sharciga bajadka ku meel gaarka ah kaasi oo lagu maalgelinayo xukuumadda Faderaalka muddo saddex todobaad ah. Arrinkani ayaa yimid ka dib...
View ArticleJallaabashada Kalluunka Oo Hoos U Dhac Ku Yimid Dabeylaha Socda Owgeed
Kicinka dabeylaha ayaa ka bilowday gobollada Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho oo ku taallo xeeb, waxaa ka socda dabeylo aad u xooggan oo habeenkii wadata qabow, arrintan oo sababtay inuu...
View ArticleQashinka Lagu Shubo Xeebta Muqdisho Oo Saameeyay Wax Soo Saarka Kalluunka
Nadaafad kama jirto halkaani, waa meel ku dhow kawaanka Kalluunka lagu iibiyo ee degmada Xamar-weyne, qashinka halkani dhooban waxa uu badda uga yimaadaa sida ay noosheegeen dad xog ogaal ah degmada...
View ArticleWasiir Maareeye: Dhulka Wasrahadda Iyo Hargaha Saamaha Ee Dharkeenley Lama...
Wasiirka ganacsiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xarig ugu hanjabay cid kasta oo sheegata dhismaha hargaha iyo saamaha ee degmada Dharkeenley, magaalada...
View ArticleDabar Go’a Ku Yimid Lacagta Shilinka Soomaaliga
Horraantii 1940-kii ayey aheyd bilaabashada lacagta loo yaqaanno Shilinka, waxa uu ahaa magacyadii laga dhaxlay gumeystihii Ingiriiska ee ka talinayey geeska Africa. Gumestahya waxa uu ku guuleystay in...
View Article