Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Ganacsatadii Ku Hanti Beeshay Dabkii Afgooye Oo Caawinaad Dalbaday

$
0
0

Ganacsatadii ku hanti beeshay dab habeen ka hor ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka dalbaday dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed iney caawiyaan si ay shaqooyinkooda dib ugu bilowdaan.

Qaar ka mid ah ganacsatadaasi oo la hadlay Goobjoog waxay sheegeen in hanti badan ay uga gubatay dabkaasi, islamarkaana hadda aysan waxbo haysan.

Sidoo kale ganacsatadan ayaa sheegay in wax walbo oo noloshooda ku maareyn jireen ay halkaasi ku baaba’day.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News


Viewing all articles
Browse latest Browse all 586

Latest Images

Trending Articles