Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Shirkadaha Hormuud Iyo Somtel Oo Qiimo Ahaan Qalabka Ay Kenya Ka Burburisay...

Guddiga warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta ee golaha shacabka BF ayaa todobaadkan golaha waxaa uu hordhigay warbixin la xiriirta khasaaraha ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya ay u gesyteen...

View Article


Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Bakaaraha

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa Cabdalla Shideeye ee Bakaaraha, kaasi oo durba lagu guuleystay in la damiyo. Xarun ganacsi oo halkaas ku taallay ayaa la...

View Article


Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Shaaciyey Waqtiga La Qabanayo Shirka Deyn Cafinta...

Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waqtiga la qaban doono shirka deyn...

View Article

Akhriso: Heshiiskii Wadaaga Khayraadka Dabiiciga ah ee DF iyo Dowlad...

Heshiiskii wadaaga khayraadka dabiiciga oo ay saxiixeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, kana dhacay Baydhabo June 5, 2018 waxaa lagu heshiiyey sida loo qeybsanayo dakhliga ka soo...

View Article

Nairobi Oo Cadaadinta Muqdisho Gaarsiisey Meel Sare Iyo Villa Somalia Oo Aamusan

Dalka Kenya ayaa 4-tii bil ee ugu dambeysay waxaa uu kor u qaadey cadaadiska uu ku hayo Soomaaliya, siyaasad iyo ganacsiba. Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan shirkadda xawaaladda...

View Article


Wasiirrada Kenya Ku Galay Baasaboorrada Kale, Waxay Magac Dileen Baasaboorka...

Kadib markii dowladda Kenya ay dal ku gal u diidey siyaasiyiin Soomaaliyeed kuwaas oo sitay Baasaboorro diblomaasi ah ayaa waxaa dhacday in 3 ka mid ah sheegteen dalal kale, lana soo baxeen Baasaboorro...

View Article

Warbixin: Ansixintii Golaha Shacabka Ee Sharciga Batroolka Kadib, Maxaa Xiga?

Dawladda Federaalka waxay isniintii ka gudubtay caqabadii ugu weynayd ee dhanka horumarinta shidaalka lagu tuhmo Soomaaliya. Lagu tuhmo ayaan lee yahay, ma jiraan ceelal la qoday oo shidaal ka soo...

View Article

Sharciga Batroolka Waxaa uu Baabi’yey Heshiisyo Shidaal oo Ay Galeen TFG,...

Sharciga shidaalka ee todobaadkan ay ansixiyeen golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, qodobkiisa 9aad waxaa uu sheegayaa iney waxba kama jiraan tahay heshiisyada shidaalka ee ay...

View Article


UK oo £8 million Uga Jawaabeysa Abaarta Ka Jirta Soomaaliya, 5.4 million Qof...

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay iney Soomaaliya ku taageereyso ilaa £8 million oo wax looga qabto abaarta ka jiro goobo  badan. Meelaha sida gaarka ah loo xusay waxaa ka mid ah cunto la’aan,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Shidaal looga waayay Ceelashii la qoday Sannadihii 1950 – 2013?

Dadka Soomaaliyeed waxay mudan yihiin in lala socodsiiyo arrimaha ku saabsan khayraad ka waddan kooda. Waxaa badatay ku-tiri ku-teen iyo mala badan oo aan cilmiyaysanayn. Maanta wa in la gaaraa dhabta...

View Article

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS),  Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay Isdhex galka dhagaale iyo ganacsiga ee gobalka geeska...

View Article

Puntland Oo Shirkad Shiino Ah La Gashay Heshiis Dekad Oo Laga Dhisayo Eyl

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni  oo ku sugan Beijing  ayaa heshiis lagu dhisayo dekad la saxiixday shirkad Shiinees ah oo lagu magacaabo  iyo wafti balaaran oo CCECC,...

View Article

Caawa Oo Dunida Laga Arki-doonno Meeraha Jupiter

Sida ay sheegeyso hey’dda NASA waxaa caawa oo isniin ah dunida laga arki-doonaa meeraha Jupiter oo ka mid ah meerayaasha ugu caansan, ugu weyn. Jupiter waxaa uu 11 million mile kasoo soke-mari-doonna...

View Article


Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir Oo Iska Fogeeyey Takoor Ka...

24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa soo baxayey warar sheegaya in maamulka Galmudug gaar ahaan caasimadda Dhuusamareeb ay hey’adaha amniga si gaar ah ugu yeereen dadka ka soo-jeeda beesha Digil iyo...

View Article

Kenya Oo Ku Dacweyneysa Ingiriiska iyo Norway Iney Hurinayaan Kiiska Badda Ee...

Dowladda Kenya ayaa shaacisay iney gudbin-doonto dacwad ka dhan ah dalalka Ingiriiska iyo Norway, iyada oo labada dal ku eedeysay iney hurinayaan kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Dhinaca kale,...

View Article


Warfaa oo Sharaxaya Sida Soomaaliya Loogu Ogolaadey Iney Soo Ceshato Codkeeda...

Soomaaliya ayaa hadda loo ogolaadey iney cod ku yeelato ururka shaqaalaha adduunka, waxaa ay  xayiraad ay ka saarneyd codaynta, balse hadda wuxuu dalka awood buuxa u leeyahay inuu tago goobaha...

View Article

USAID Oo Xafiiska Howlgalkeeda Usoo Wareejisay Muqdisho

 Maamulaha Guud ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) Mark Green ayaa ku dhawaaqay in xafiiska howlgalka hey’adda laga furayo magaalada Muqdisho. Xafiiskaasi waxaa uu xirnaa tan...

View Article


Matabaan: Labo Mashruuc Oo Muhiim Ah Ayaa La Dhagax Dhigay

Dowled gobaleedyada Galmudud iyo Hirshabeelle , ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay mashruuc lagu horumarinayo degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan, ayna ka faa’ideysan doonaan bulshada ku dhaqan. Madaxa...

View Article

Maalinta Qaxootiga: Dunidan Waxaa Dalkooda Isaga Cararay 71 million Oo Qof

Maanta waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta qaxootiga adduunka, sida ay sheegeyso UNHCR, ilaa hadda, 71 million ayaa dalkooda uga cararay qalalaaso siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye. Dalka ugu...

View Article

Shell iyo Exxon Mobil Oo Wax Ka Badal Lagu Sameynayo Heshiiskii Shidaalka ee...

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday  in ay dib u soo celiyaan heshiisyadii dowladdii dhexe la gashay Shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil oo muddo 30 sano ku...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live