Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Akhriso: Qatar Oo Iibsatay 25% Saamiga Shirkado Shidaal Ka Qoda Laamu, Xadka...

Shirka Qatar Petroleum ayaa sheegtay in heshiis la gashay shirkada ENI iyo Total, si ay saammi 25%  ugu yeelato sahminta saddex Baloog oo ku yaala Laamu, oo ah gobol dhaca xadka Soomaaliya iyo Kenya....

View Article


Faransiiska Oo Canshuur Ku soo Rogay Faceboog iyo Google iyo Trump oo...

Dalka Faransiiska ayaa waxaa uu canshuur ku soo rogay shirkadaha tiknolojiyadda Mareykanka sida Facebook, Google iyo qaar kale, arrintaas uu ka carooday madaxweynaha Mareykanka Trump. Mr. Trump ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya Oo Ka Qeybgashay Shirka Is Dhaxgalka Ganacsiga Ee Ka Dhacay Malaysia

Dowladda Soomaaliya iyo xubno matalayay ganacsatada Dalka ayaa Sanadkii Labaad ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta is-dhexgalka xirriirka ganacsiga iyo maalgashiga Waddamada Carabta iyo Aasiya....

View Article

IMF: Dhaqaalaha Soomaaliya Ma Jiri-doono Kobac, Xasan Sh. Ayaa Ka Dhaqaale...

Hey’adda Lacagta adduunka (IMF) ayaa todobaadkan waxaa sheegtay in kobaca dhaqaalaha iyo waxsoosaarka Soomaaliya aanu isbadaleyn sanadkan, oo uu ahaan-doono 2.9  boqolkiiba, waase haddii ay da’aan...

View Article

Kheyre iyo Galmudug: 12 Balanqaad Oo Reer Galmudug Ay Fulintooda Ka Sugayaan...

Ra’isul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Xasan Khayre ayaa todobaadkan ka soo laabtay safar uu muddo bil iyo 10 cisho ah ku joogay Galmudug. Mudane Kheyre intii uu deegaankaasi...

View Article


Soomaali Ku Dhibaateysneyd Dalka Liibiya Oo Lagu Soo Celiyey Muqdisho

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo celisay 12 dhallinyaro oo rag iyo dumar isugu jira, kuwaasi oo muddo ku dhibanaa dalka Liibiya. Dhallinyaradan oo warbaahinta la hadlay...

View Article

Cayaarahu Waa Ganacsi: Horyaalka Ingiriiska Oo Ka Dakhli Badan GDP-ga...

Dakhliga ka soo xarooday horyaalka  dalka Ingiriiska ama Premier League ee sanadkii tagay waxaa uu ahaa ilaa £5.8 billion ($7.3 billion). Dakhliga ayaa ka yimid tikit-ka, waxyaabaha ay kooxaha soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Aqalka Sare oo la kulmay Wasiirka...

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadah, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ayaa 24/07/2019 si rasmi ah ula wareegay Sharciga Shirkadaha oo ka soo gudbay Golaha Shacabka, kaas oo soo gaaray Golaha...

View Article


Kenya Oo Khasaare u Geysatay Shirkadda Hormuud iyo DF oo Cambaareysay

Markii 12 aad muddo ka yar laba sano ayaa Ciidamada Kenya waxay burburiyeen xaruntii shirkadda Hormuud Telecom ee tuulada Caws-Qurun oo ku taalla gobolka Gedo. Abaare saqdii dhexe ee habeenimadii...

View Article


Soomaaliya Oo Ku Jirta Liiska Dalalka Uu Mareykanku Ka Sheegay Hufnaan...

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, qeybteeda howlgallada dibadda ayaa soo saartay warbixinteeda la xiriirta “Hufnaanta Maaliyadeed ee Dalalka ee 2019”. Warbixintan waxaa lagu eegaa in dalalka ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro: Filish Oo Ka Shaqo Bilaabay Fiisho Governo

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed(Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah uga shaqo bilaabay xafiiska dowladda hoose ee Xamar  Fiisho Governo(...

View Article

Akhriso: Khubadda iyo Barnaamijka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish

Si isla xisaabtan u yimaado, isla markaana mas’uulka Soomaaliyeed u ogaado in loo diwaangeliyey ballamihiisa, waxna laga weydiin-doono, Goobjoog News sida caadada ah waxaa ay akhristayaasheeda la...

View Article

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO SOO XIDHAY SHIRKA MAALGASHIGA PUNTLAND.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xidhay shirka maalgashiga Puntland, Madaxweynuhu waxa uu ka jeediyey khudbad muhiim ah oo uu kaga hadlay arrimaha maalgashiga,...

View Article


Finland oo Dowladda Federaalka ah ugu Deeqday EUR 13 million

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Finland ayaa dowladda federaalka ee Soomaaliya ugu deeqday ilaa EUR 8.1 million ($8.9 million) iyada oo u soo marineysa  sanduuqa MPF ee bangiga adduunka. Lacagtan...

View Article

Muranka Badda: Kenya oo Mar Kale Dalbatay in Dacwada Aan La Dhageysan November 4

Kenya ayaa la xaqiijiyey iney mar kale  dib ugu laabtay maxkamadda qaadeysa dacwada badda ee ICJ, iyada oo sheegtay in ay ku yartahay 2-bada bil ee la siiyey ee ilaa November 4, waxaa ay maxkamadda...

View Article


Uhuru Kenyatta oo Farmaajo Uga Guuleystay Shuruudo Ay Ku Jiraan Ajendaha...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu dambeyntii u hoggaansamay ajendaha iyo cadaadiska dalka Kenaya ee ahaa in wada hadal kasta oo labada dhinac ah ay qeyb muhiim ah ka noqoto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baydhabo: Dhismaha Cusub Ee Dahabshiil Oo Noqday Midka Ugu Quruxda badan...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya mudane Cabdi Casiis Lafta gareen iyo maamulaha Koonfurta iyo badhtamaha  ee shirkadda Dahabshil Goup mudane Xassan Cabdi Cawad ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hormuud Foundation oo Deeq Raashin Gaarsiisay 300 Boqol oo Qoys

Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta waxay deeq Raashin gargaar ah oo isugu jirta Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid u qeybisey ilaa 300 Boqol oo qoys, kuwaasi oo ah Qoysas dhowaan ku barakacay abaaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kheyrow Halkeed Ka Keentaa, Yaase Iska Leh Lacagaha Aad Bixiso?

Ra’isul wasaaraha federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa todobaadkan waxaa lacag ugu deeqay dib u dhiska buundada Baardheere ee gobolka Gedo.  Ma aha markii ugu horeysay ee ra’isul...

View Article

Hanti-dhowrka: $20 Milyan oo Deeq Ah Ayaan La Ogeyn Meel Ay Martay, Qeybta 1-aad

Ilaa $20 Milyan oo ka timid deeq bixiyeyaasha caalamka ayaan lagu shubin xisaabta dowladda federaalka ah ku leedahay bangiga dhexe, sidaasi waxaa lagu sheegay warbixin uu talaadadii soo saaray...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live