Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro: Shir Looga Hadlayo Kobcinta Dhaqaalaha Dalka Oo Ka Furmay Muqdisho

Maanta oo Isniin ah waxaa  magaalada Muqdisho ka furmay shir ballaaran oo looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha dalka, waxaana ka qeybgalaya wasiirada maaliyadda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul...

View Article


Wasaaradda Shaqada Oo Shaqo Abuur u Sameyneysa In Ka Badan 35 Kun Oo...

Wasiir ku xigeenka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Casiis Saalax ayaa sheegay in wasaaraddu ay qorsheynayso in sanadkaan ay shaqo abuur u sameyso dhallinyaro gaareysa...

View Article


Diyaaradda Air Arabia Oo Duulimaad Ku Iman Doonta Hargeisa Maalmaha Talaadada...

Air Arabia ayaa sheegtay in wixii ka dambeeyay 4 July 2017 ay duulimaad toos ah ku tagi doonto magaalada Hargeisa, ee maamulka is magacaabay ee Somaliland. Air Arabia oo horay uu duulimaadkeeda Afrika...

View Article

Dhuusamareeb: Shacabka Oo Ka Hadlaya Goo’aankii Ahlu-sunna ay ku Mamnuuceen...

Xilli shalay maamulka Ahlusuuna waljamaaca ee gobollada dhexe ee Soomaaliya uu deegaanadooda uu ka mamnuucay lacagaha  shilin Soomaaliga ah kuwaas oo loo soo  qaado magaalada Mugadisho si lacag doolar...

View Article

Cabsi Laga Qabo Khilaafka Khaliijka Inuu Saameeyo Ganacsiga Xawaaladaha...

Khilaafaka Siyaasadeed ee u dhaxeeya wadamada Khaliijka ayaa waxaa laga cabsi qabaa in uu saameeyo ganacsiga ay  Soomaalida  ku leedahay dalalkaasi oo ay ugu horreeyaan Sacuudiga iyo Imaaraadka....

View Article


Sanduuqa Lacagta Adduunka Oo Taageeray In Soomaaliya Lacag Sameysato

Madaxa Sanduuqa Lacagta Adduunka Samba Thiam ayaa sheegay in lacagtan cusub ay suuqa soo gali doonto Sanadkan 2017 inta uusan dhamaan ,waxaana meesha ka bixi doonta lacagta duugta ah ama been abuurka...

View Article

Shaqo Abuur Loo Sameynayo Dhallinyarada K/galbeed

Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha ee maamulka Koofur Galbeed Jeylaani Sheekh  ayaa waxa uu sheegay in maamulka uu dadaallo ugu jiro sidii uu wax uga qaban lahaa shaqo la’aanta ka jirta deegaannada uu ka...

View Article

Maamulka Hiiraan Oo Ammar Kusoo Rogey Ganacsatada

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay sicir barar maalmahan dambe aad looga dareemayay suuqyada gobolka, kadib markii la sheegay in lacago shilin Soomaali ah, islamarkaana been abuur ah ay magaalada...

View Article


Ganacsatada B/weyne Oo Wax Ku Iibsanaya Lacagta Doolarka

Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi ay diideen qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, iyaga oo dalbaday in kaliya ay...

View Article


Goobaha Ganacsiga Degmada Guriceel Oo Maanta Xiran

Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan ay xiran yihiin xarumihii ganacsiga ee degmadaasi. Ganacsatada ayaa diidey qaadashada lacagta shilin...

View Article

Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In La Xalliyey Xiisad Ka Jirta Suuqyada B/weyne

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la xalliyey xiisad u dhaxeysay ganacsatada magaaladaasi iyo sidoo kale dadka shacabka ah, kadib markii ganacsatadu ay diideen qaadashada lacagta shilin...

View Article

Guriceel Iyo B/weyne Oo Dib u Bilaabay Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga

Ganacsatada ku dhaqan magaalooyinka Guriceel iyo B/weyne kana kala tirsan gobollada Hiiraaan iyo Galgaduud ayaa bilaabay qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, taasi oo maalmihii ugu dambeeyay...

View Article

Dowladda Oo Canshuur Ka Qaadeysa Shirkado Shisheeye Oo Ku Sugan Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in sida ugu dhaqsiyaha badan Canshuurihii ku waajibay looga doonayo shirkadaha ku sugan Xereda Xalane iyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...

View Article


Hiiraan: Maamulka Oo Mamnuucay Shilin Soomaaliga Uga Yimaada Gobollada Kale

Maamulka  Gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay mamnuuceen lacaha shillin Soomaaliga ah ee uga yimaada gobollada kale ee dalka, kadib maalmo sicirbarar ah oo soo martay deegaannada gobolkaasi. Guddoomiyaha...

View Article

Ganacsatada Degmada Xudur Oo Diiday Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga

Ganacsatada ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa diiday qaadashada lacagta shilin Soomaaliga ah, taasi oo saameysay dadka ku dhaqan degmadaasi. Maxamed Macallin Axmed, guddoomiyaha degmada...

View Article


Qurbajoogta Soomaaliyeed Oo Fikrado Ganacsi Ka Hirgaliyay Dalka

Dalka waxaa soo maray xaalado kala duwan kuwaas oo naafeeyay horumar kasta oo uu hiigsan lahaa waxaa bur buray kaabayaashii dhaqaalaha ay ku tiirsanaayeen. Hadda waxaa jira horumarro ballaaran uu dalka...

View Article

Akhriso Miisaaniyadda 2017-ka: 15 Qodob Oo Mugdi Ku Jira

Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa todobaadkan waxaa uu golaha shacabka ka hor akhriyay miisaaniyadda dowladda federaalka ah ee 2017-ka, in kasta oo Xildhibaannada ay ku kala qeyb...

View Article


Xeebta Geellaq Oo Dib U Dayactir  Lagu Sameeyay Laguna Soo Kordhiyay Kuraas...

Xeebta Geellaq ee degmada Xamar-weyne waxa ay ka mid tahay meelaha loo dalxiis tagi jiray muddo badan iyada oo ka muuqato burbur  saameeyay dhammaan bilicda degmada Xamar-weyne waxayna noqotay xeebtaan...

View Article

Ganacatada Garoowe Oo Looga Digey Kala Sooca Lacagta Shilin Soomaaliga

Maamulka dowladda hoose ee magaalada Garoowe ayaa ka digey in la kala saaro lacagta shilin Soomaaliga ah, kadib markii ganacsatada magaaladaasi ay maalmahan bilaabeen iney lacagta kala soocaan....

View Article

Gaalkacyo: Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Oo La Diiday

Suuqyada magaalada Gaalkacyo ayaa la soo sheegayaa in maanta mar kale la diiday lacagta shillinka Soomaaliga. Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa wax lagu kala iibsanayaa lacagta dollarka Maraykanka,...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live