Dowladda Oo Sheegtay In Hal Milyan Oo Ari Ah Loo Dhoofinayo Dalka Sacuudiga
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka Sacuudiga loo dhoofin doono Hal milyan iyo Boqol neef oo Ari ah xilliga Xajka. Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo...
View ArticleMareykanka Iyo UK Oo Heshiisyo Ganacsi Galaya
Waxaa lagu wadaa in dowladda UK ay wadahadal la furto Mareykanka, kaasi oo ku saabsan in faafaahin laga bixiyo heshiis ganacsi oo dhexmara labada dhinac ka dib marka ay si toos ah ay UK uga baxdo...
View ArticleMadaxweyne Cosoble Oo Sheegay In La Dhacay Shacabka Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in la dhacay shacabka gobolka Hiiraan, gaar ahaan ganacsatada gobolkaasi, kadib markii wax looga iibsaday lacag shilin Soomaali...
View ArticleBangiga Dhexe Oo Daabici Doona Sh.10 Kun Iyo Sh.20 Kun Isku Dheggan
Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay lacagaha been abuurka ah, lacag cusub oo la sameyn doono iyo ciqaabta qofkii lacag been...
View ArticleMugadisho Oo Ay Ku Soo Badanayaan Goobaha Lagu Iibiyo Hadiyadaha
Magaalada Mugadisho oo muddooyin badan ay ka dhacayeen dagaallo sokeeye oo sababay in ay lunto nolasha dadka reer Mugdisho ayaa waayihii dambe waxay ku socotay soo kabsasho iyo in ay iloobaan...
View ArticleMaamulka Galmudug Oo Sheegay In Ay Dhaqan Gali Doonto Qaadashada Lacagta...
Cabdi Daahir Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee maamulka Galmudug oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in fadhi ay yeesheen wasiirrada maamulka Galmudug in ay isku...
View ArticleWarbixin: Bangiga Adduunka Oo Farmaajo Hordhigay 8 Qodob Oo Lagu Kordhin Karo...
Bangiga adduunka oo warbixin ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya todobaadkan waxaa uu ka deriyay guud ahaan heerka dhaqaalaha dalka, gaar ahaanna dakhliga xukuumadda iyo siyaasad la’aanta heysata...
View ArticleDhageyso: Khasaare Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Bakaara, Muqdisho
Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, kaasi oo geystay khasaare Hantiyeed. Dabkan ayaa kacay abaare 11-kii fiidnimo (Shan Saac) ee xalay,...
View ArticleAqoonyahan Ka Hadlay Sida Dowladda Ku Kordhin Karto Daqliga Gudaha
Barlamaanka Soomaaliya ayaa maalmo kahor meel mariyay miisaaniyada Dowlada Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2017-ka. Miisaaniyada Dowlada ay meel marisay ayaa la sheegayaa in ay ka badan tahay...
View ArticleAkhriso: Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka…Qodobbada Ugu Muhiimsan
Sharcigan isgaarsiinta qaranka oo ka soo gudbey Wasiirrada iyo golaha shacabka, haatanna maraya aqalka sare, waxaa uu ka kooban yahay 70 qodob, waxaana ugu muhiimsan dhismaha hey’adda isgaarsiinta...
View ArticleSoomaaliya Oo Liiska Ka Gashay Wadamada Ugu Shaah Cabista Badan Dunida
Maalin kasta sadex bilyan koob oo shaah ah ayaa dunida laga cabaa, shaaha waa mid ka mid ah waxyaabaha loogu cabista badan yahay aduunyada marka laga yimaado biyaha caadiga ah oo kaalinta koowaad ku...
View ArticleDalabka Cuntooyinka Maqaayadaha Mugadisho Oo Noqday Hab Casri Ah
Maqaayadaha ku yaallo magaalada Mugadisho ayaa waxay sameynayaan horumarro ballaaran iyaga oo adeegsanaya qalab casri ah. Maqaayadahaan ayaa waayihii dambe waxaa ku soo badanayay dalabaadka carsiga ah,...
View ArticleBulshada Soomaaliyeed Oo Aan Ku Baraarugsaneyn Tabcashada Beeraha
Beeraha waa il ka mid ah ilaha waxsoosaarka dalka ugu muhiimsan, taasi oo tiro badan oo dad ah ay ku tiirsanyihiin. Sida caadiga ah dalagga Soomaaliya waa dhammaan dhirta iyo manaafiicaadka ugu jira...
View ArticleXarumaha Ganacsiga Degmada Afgooye Oo Saakay Dib Loo Furay
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, saakay oo Axad ah ayaa waxay sheegayaan in dib loo furay dhammaan xarumaha ganacsiga ee degmadaasi, kuwaasi oo maalintii shalay ahaa...
View ArticleSoomaaliya oo Ku Dhawaaqday Xilliga Ay Sida Rasmiga ah Ula Wareegayso...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xilliga ay la wareegayso maamulka hawada sare ee dalka, kaas oo ah dabayaaqada October ee soo aaddan. Wasiirka gaadiidka iyo duulista...
View ArticleWasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Oo Shaqi-joojin Ku Sameysay Rugta...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa shaqo-joojin lagu sameeyay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed. Akhriso Qoraalka Wasaaradda:
View ArticleHorumar Ballaaran Oo Dhanka Dhismaha Iyo Ganacsiga Ah Oo Ka Socda Magaalada...
Gaalkacyo waa magaalo madaxda gobolka Mudug waana magaalo in badan marti u noqotay dagaallo sokeeye oo ku soo noqnoqday,kuwaas oo keenay in bulsho faro badan ay ka barakacaan. Hadda waxaa magaalada ka...
View ArticleFaah Faahin: Dab Ka Kacay Suuq Bacaad, Muqdisho
Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay Suuqa Labaad ee dalka, Suuq Bacaad, kaasi oo khasaare hantiyeed geystay. Ganacsatada Suuqaasi qaarkood oo la hadlay Goobjoog...
View ArticleGobolka Banaadir: Shuruudaha Xulashada 1000 Shaqaale Cusub Oo Lasoo Bandhigay
Barnaamijkaan ayaa Waxaa Daah Furay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed qaar kamid ah Ku Xigeenadiisa, Xog-hayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Gudoomiyaha...
View ArticleBoqol Haween Ah Oo Loo Tababarayo Xirfadda Harqaanka
Boqol haween ah oo da’yar u badan ayaa waxaa loo sameeyay tobabar ku aadan sidii ay u shaqeysan lahaayeen, waxaana loo dhameystiray qalabkii tobabarka oo ka kooban afar daaqadood oo baati ah, maqas iyo...
View Article