Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Djibouti Oo Laga Dhisayo Dekad Xoolaha Laga Dhoofiyo Tan Ugu Weyn Bariga Afrika

Dowladda DJabuti ayaa wado qorshe ay dekad uga dhisayaan  duleedka magaalda DJubouti ee caasimadda waddankaasi, taasi oo loogu talo galay in laga dhoofiyo xoolaha nool, waxaa loo suuq geyn doonnaa qaar...

View Article


Maamulka Gobolka Hiiraan Ayaa  Sheegay Inuu Ka Qeyb Qaatay Dhib u Dhiska...

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Hiiraan mudane Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in maamulkooda uu si wanaagsan uu uga qeyb qaatay dib u hawlgalinta...

View Article


Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland oo ka warbixisay kulomo lagaga...

Wasiirka xanaanada xoolaha maamulka Soomaaliland Cabdullaahi Maxamed  Daahir iyo saraakiil ka tirsan wasaaraddiisa ayaa si wadajira waxay uga qeyb galeen shir looga hadlaayay arrimaha caafimaadka...

View Article

Madaxweynaha Djibouti Oo Sheegaya In Dekadda Berbera Aaney La Tartami Karin...

Madaxweynaha Dalka Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi dheer siiyay TesfaNews ayaa uga hadlay arrimo badan oo gobolka iyo caalamka ah. Madaxweyne Geelle mar uu ka hadlayey arrimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Aminga Gudaha oo Daah-Furay Qalab Cusub oo Lagu Hubinayo Badeecada...

 Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xakuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa xarigga ka jaray Xafiis Amni oo qaabilsan inuu baaro waxyaabaha Dekedda ka dhoofaya ama ka soo dagaya in...

View Article


10 Caado Oo Hal-Abuureyaasha Ganacsi Ee Guuleysta Ay Ka Wada Simanyihiin

Qof walba waxa uu jecelyahay inuu hormar ka gaaro wax walba oo uu ku howlanyahay haddii ay ahaan laheyd goob-shaqo ama hal abuur uu la yimid. Iyada oo ay sidaa jirto hadane qof walba kuma guuleysto...

View Article

Xukuumadda Oo La Xisaabtami Doonta Diyaaradaha Khilaafa Nidaamka Canshuuraha 

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doono diyaaradaha doonaya inay hareer maraan qaabka canshuur qaadista. Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi wasiiru dowlaha wasaaradda Gaadiidka...

View Article

Ganacsatada Khaadka Ee Muqdisho Oo Sheegay In Is Faham Ay La Gaareen Dowladda...

Dowladda Soomaaliya iyo ganacsatada Khaadka ayaa isku fahmey in khaadka laga soo dajiyo garoonka Muqdisho, xilli Labadii maalin ee la soo dhaafey uu khaadka ka degayey Jowhar. Cabdi Faarax oo kamid ah...

View Article


Brussels: Shirkado Soomaaliyeed oo Ka Qeyb Galaya Carwo Lagu Soo Bandhigaya...

Ganacsato Soomaali ah ayaa ka qeyb galeysa carwada caalamiga ah ee Seafood Expo Global tirsigeeda 24naad taasi oo ka dhaceysa magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka. Carwadan oo socon doonta 3...

View Article


Maamulka Hirshabelle Oo Ammar Kusoo Rogay Sarifleyda B/weyne

Wasaaradda maaliyadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegtay in magaalada B/weyne aan la keeni karin lacago kaash ah oo ka yimaada gobollada dhexe iyo gobolka Bari, kadib isbedal xooggan oo ku yimid...

View Article

Bangi Masaari Ah Oo Xafiis Ka Furanaya Soomaaliya

Bank Masr oo ah bangiga labaad ee ugu weyn dalka Masar ayaa sheegay in la gaaray xilligii uu isku ballaari lahaa qeybo ka mid ah qaaradda Afrika. Bangigan oo ay leedahay xukuumadda Masar, waxaa uu ku...

View Article

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Oo Rugaha Ganacsi Ee Ka Jira Dalka Ugu...

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee maamulka Jubbaland Shariif Raabi Kaahin oo la hadlay Goobjoog News ayaa ugu baaqay dhammaan rugaha ganacsiga ee ka jira dalka inay midoobaan. Guddoomiyaha ayaa sheegay...

View Article

Wasaaradda Kalumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Oo Shatiyo Siineysa Maraakiibta...

Wasiir ku xigeenka wasaaradda kaluumeysiga iyo Kheyraadka badda xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa  Goobjoog News u sheegay in xukuumadda fedaraalka ah ay...

View Article


Shirka London: Midowga Yurub Oo €200 Oo Million Siin Doona Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka midowga Yurub Federica Mogherini ayaa shirka London ka sheegtay in midowga Yurub ay siin doonaan Soomaaliya illaa €200 Million. ” Mustaqbalka Soomaaliya waa u muhiim Yurub, €200...

View Article

30% Faa’ido Ka Badan Tii Hore Oo Labo Maalmood Gudahood Ka Soo Xarootay Garoonka

Kormer ay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah ku tageen garoonka Aden Cadde, waxaa lagu ogaaday in isbadalka waaxda canshuuraha ee garoonka uu keenay faa’ido, waa sida ay hadalka u dhigtay...

View Article


Akhriso: Heshiisyada Ay Kala Saxiixdeen Sacuudiga iyo Mareykanka

Maalinta shalay, ka hor kulanka uu Trump maanta ooo Axad ah la yeelan doono madaxda Carabta iyo Islaamka waxaa uu magaalada Riyadh heshiisyo militari iyo kuwoo dhaqaale kula galay dalalka Sacuudiga ....

View Article

Jowhar: Dhallinyaro Shaqo Abuur Ka Dhigtay Kalluumeysiga (Maqal)

Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay shaqo abuur ka dhigteen kalluumeysiga, iyadoo dhallinyaro badan ay shaqadan ku biireen. Qaar kamid ah...

View Article


Bangiga Adduunka Oo 50 Milyan Oo Dollar Ku Bixinaya Arrimaha Abaaraha Ee...

Bangiga Aduunka ayaa talaadadii ogolaaday $50 million oo macaawino degdeg ah la siiyo Soomaaliya si wax looga qabto abaaraha iyo gaajada dalka ka jirta. “Maamulka sare ee Bangiga Adduunka waxaa ay...

View Article

Qatar Airways Oo Markii Dalalka Qaar Go’doomiyeen Hawo Ka Heshay Soomaaliya

Hey’adda socdaalka Soomaaliya waxaa ay sheegtay in diyaaradda Qatar Airways ay illaa 15 jeer isticmaashay hawada Soomaaliya tan iyo markii dalalka Carabta ay xiriirka u jareen. Sarkaal ka tirsan...

View Article

Dhaqaalaha Dalka Qatar: Ma u Dhutin Doonaa Xiriirka Ay U Jareen Sacuudiga &...

Subaxnimadii isniintii dalalka carabta iyo guud ahaan caalamka waxuu ku waabariistay dhacdo ka anfariirisay oo aheyd in mar qura ay dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn, Masar iyo Yemen ay xiriirka...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live