Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Ariga Nool Suuqayada Gaalkacyo
Tan iyo markii ay abaarta ku dhufutay deegaannada gobollada Mudug iyo Galgaduud, waxaa soo badanayey cabashooyinka kasoo baxaya dadka ka ganacsada xoolaha nool, kuwaasi oo loo suuq geyn jirey suuqyada...
View ArticleHiiraan: Maamulka Oo Canshuur Ka Qaadaya Shirkadaha Iyo Guryaha
Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada maamulka gobolka Hiiraan Xuseen Cismaan Cali, ayaa sheegay inay bilaabi doonaan canshuur ka qaadista Shirkadaha iyo Guryaha hadda ka dib. Guddoomiye...
View ArticleDalka Giriigga oo Laga Cabsanayo Kicid Dhaqaale oo Xilli Dhaw ah
Warbixin ay soo saareen baarlamaanka Giriigga ayaa lagu sheegay in waddankaasi uu marayo xaalad adag oo dhaqaale, haddii dowladaha deyn layaasha ah ay wadahadal wakhti dhawo ah la furi waayaanna ay ku...
View ArticleMagaalada Boorama Oo Laga Hirgaliyay Suuq Cusub Oo Lagu Iibin Doono Kalluunka
Magaalada Boorama ayaa waxaa laga hirgelinayaa Suuq cusub oo lagu iibin doono Kalluunka iyadoo wasiirka Kalluumaysiga Soomaalilaand Cali Jaamac Bureed ayaa dhagax dhigay suuqaan cusub oo loogu tala...
View ArticleShirkadda Alibaba Oo Iibsaneysa shirkadda MoneyGram
Shirkadda Ant Financial oo ah garabka lacagaha ee Alibaba ayaa iibsaneysa Shirkadda Mareykan-ka ah ee MoneyGram. Heshiiskan ayaa ku kacaya lacag dhan 880 milyan oo dollar sida ay xaqiijiyeen...
View ArticleGoobaha Ganacsiga Magaalada Garoowe Oo Maanta Xiran
Goobaha ganacsiga magaalada Garoowe ee caasimadda maaamulka Puntland ayaa maanta xiran, iyadoo ganacstada magaaladaasi ay ka cabanayaan sarifka lacagta dollarka oo aan lahayn xisaab sugan,...
View ArticleKhudaarta Suuqyada Muqdisho Oo Laga Dareemayo Sare U Kac
Magaalada Mugdisho ayaa waxaa laga dareemayaa sare u kac dhanka khudaarta ah iyadoo suuqyada lagu iibiyo noocyada kala duwan ee khudaarta laga dareemayo qiimo koror ku yimid waxaana loo sababaynaa...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya Oo Uga Baaqday Dowladda Itoobiya iney Dhowrto Shuruucda...
Wasiirka Beeraha Soomaaliya Axmed Xasan Gaboobe oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa dowladda Itoobiya ugu baaqay iney dhowraan shuruucda caalamiga ah ee dhanka biyaha. Wasiirka beeraha...
View ArticleSawirro: Dab Ka Kacay Suuqa Ugu Weyn Ee Xeryaha Dhadhaab
Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa ugu weyn ee xeryaha Dhadhaab iyadoo warar dheeraad ah laga helayo qaabka dabkan uu u kacay. Suuqan ayaa ahaa mid aad u weyn,...
View ArticleIsbedelka Sarrifka Lacagta doolarka ee Suuqyada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa laga dareemayay Labadii maalin ee la soo dhaafay, kadib doorashadii madaxweyne Farmaajo, hoos udhac ku yimid lacagaha doolarka Maraykanka ah oo gaaray...
View ArticleShir Looga Hadlayey Mideynta Canshuuuraha Dalka Oo Lagu Qabtey Nairobi
Wasaarada Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay magaalada Nairobi kulan ay ka soo qayb galeen qaybaha maaliyadda ee maamul goboleedyada. Shirkaan ayaa looga doodi doonaa habka ugu...
View ArticleShir Looga Hadlayo Maalgashiga Oo Ka Furmay Hargeysa
Magaalada Hargeysa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayo maalgashiga, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socda wadamada geeska Africa waxaana diiradda lagu saari doonaa fursadaha maalgashi oo ka...
View ArticleCoca-cola African Foundation oo 5 Milyan oo Dollar Ugu Deeqday Biyo Gelinta...
Shirkadda Coca-cola ayaa Somaliland gaarsiisay deeq lacageed oo looga qeybqaadanayo mashuurca biyo gelinta Hargeysa oo lacago 60 milayn oo dollar ku baxayaan. Coca-cola ayaa deeqdan lacagta ah soo...
View ArticleGanacsiga Ay Soomaalidu Ku Leedahay Koofur Africa Oo Xiran
Qaar ka mid ah ganacsiga Soomaalida ay ku leeyihiin magaalada Perotoria ee caasimadda waddanka Koofur Africa ayaa xiran ka dib markii ay halkaas ka dhaceen weeraro . Mid ka mid ah ganacstada ku...
View ArticleDowladda Ingiriiska oo Heshiisyo Dhanka Shaaha iyo Ubaxa ah La Galeysa Dalka...
Dowladda Ingrisiisk aayaa heshiisyo dhanka Shaaha iyo Ubaxa ah la galeysa dalka Kenya, kadib marka uu dhameystirmo tallaabooyika ugu dambeeyay ee Ingiriisku uga baxay Midowga Yurub oo hadda socda. Nick...
View ArticleSisinta Oo Laga Dareemayo Dhaqdhaqaaq Ganacsi Oo Weyn
Ganacsatada dhoofisa sisinnta ayaa waxay sheegeen inay ka helaan macaash faro badan kuwaas oo xusay inay ka faa’idaan qarash faro badan. Sisinta ayaa waxay ka mid tahay dalagga ka soo baxay beeraha...
View ArticleSAWIRRO: Hanti Ka Badan Afar Milyan Oo Dollar Oo Ku Gubatay Suuqa Khaliifa Ee...
Goobjoog News ayaa maanta tirakoob khasaare hantiyeed u taghay mid ka mid ah suuqyada gubtay ee Bakaaro. Suuq yaraha Khaliifa waxaa uu ka mid yahay goobaha gubtay, waxaa ku dhex-yaallay shirkado ay ka...
View ArticleSawirro: Hantida Ku Burburtay Qaraxii Dhawaan Ka Dhacay Hotel Wehliye , Muqdisho
Maalin ka dib qaraxii ka dhacay wadada makka Al-mukarrama gaar ahaan nawaaxiga hotel Wehliye, ayaa Goobjoog News waxay booqasho ku tagtay halkaasi, si ay ugu kuurgasho khasaaraha hantiyeed ee ka...
View ArticleHoos U Dhac ballaaran Oo Laga Dareemayo Suuqa Xoolaha Magaalada Kismaayo
Waxaa maalmihii ugu dambeeyay hoos u dhac ballaaran laga dareemayay suuqa xoolaha ee magaalada Kismaayo iyada oo loo sababaynaayo abaaraha ku dhuftay qeybo badan oo ka tirsan waddanka, kuwaas oo sameyn...
View ArticleGanacgsiga Magaalada Afgooye Oo Laga Dareemayo Dhaq-dhaqaaq Yari.
Dhaqdhaqaaqa ganacsi ee ka jira magaalada Afgooye ee gobolka shabeelada hoose ayaa waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq aan sidaas u badneyn. Afhayeenka ganacsatada magaalada Afgooye Cali Axmed Hidi oo la...
View Article