Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Ka Furmay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi ee la xiriira wax-soosaarka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo La Kulmay Ganacsatada iyo Madaxda Bangiga Ziraat
Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay ganacsato iyo madaxda Bankiga Ziraat oo maalgashi ku sameynaya dalkeenna. Ganacsatada Turkiga ayaa sheegay in ay dhawaan xarigga laga jari-doono...
View ArticleHey’adda Tayo Dhawrka oo Amartay in ay Isdiiwaan Geliyaan Shirka Bixiya...
Machadka Tayada Qaranka ee Hay’ada Tayo dhawrka waxa uu ku wargelinayaa dhammaan shirkaddaha iyo hay’addaha bixiya adeegyada abaalmarinada noocyadeeda kala duwan inay iska soo diiwaan geliyaan machadka...
View ArticleWasiirka maaliyada puntland “Dayn cafinta Soomaaliya Halla Hakiyo oo Halloo...
Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Oo ah Wasiirka maaliyada ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan in Soomaaliya laga cafiyo daynta, iyadoo aan heshiis loo ahayn siyaasad ahaan, amni ahaan, iyo dhaqaale...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo Qaadeysa Tallaabo Lagu Dhiiragelinayo Beeraleyda...
Agaasimaha waaxda ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Axmed Sheekh Cabdullaahi ayaa sheegay in ay wadaan siyaasad lagu yareynayo waxyaabaha dalka looga...
View ArticleDacwad Loo Heysto Eedeysanayaal Ka tirsan Wasaaradda Shaqada oo Lasoo...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta soo gaba-gabeysay dacwad loo heysto saraakiil ka tirsan wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda FS, kuwaasi oo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka...
View Article