Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo Maanta Xariga Ka Jaray Dhismaha Dekadda Garacad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wajiga...

View Article


Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Horumarinta Dhaqaalaha...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay barnaamijka Xukuumadda ee Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka. Shirka oo ay...

View Article


Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo Ka Qeybgalay Shir Madaxeed Afrika Ee Ka...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka madaxeedka Midowga Afrika ee ku saabsan warshadaynta iyo isu dheelli-tirka dhaqaalaha oo ka dhacay caasimadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka Furmay

Waxa maanta ka ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya. Shirkaan ayaa diirada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo...

Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan oo...

View Article


Soomaaliya oo ololaha ku biirista EAC ka Dhex wada Shirka Midowga Africa.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gooni gooni ah la leh qaar ka mid ah madax dowladaha Afrika oo kulansan shir madaxeedka 36-aad ee Midowga Afrika ee ka socda magaalada...

View Article

Hanti -Dhowraha Guud ee Qaranka oo kulan la Qaatay Wasiirka Maaliyadda

Dhowraha cusub ee Qaranka Avv. Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur. Kulanka...

View Article

Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Xasan uu Ka Jeediyay Shirka Magaalada...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Shirka Loo Dhan Yahay ee LDC5 ee hal-ku-dheggiisu yahay: Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo ayaa...

View Article


Bank Adduunka oo Soomaaliya ka Taageeraya Dib u Daabicidda Shilling Soomaaliga.

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamze Abdi Barre ayaa shir guddoomiyay kulankii koowaad ee ay yeeshaan guddiga Hagista Mashruuca Dib-U-Daabicista Shillin Somaaliga oo qeyb ka ah mashruuca Kalkaal oo uu...

View Article


Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya,Dr. Cilmi M. Nuur ayaa magaalada Doxa ee dalka Qatar kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Qatar, Ali bin Ahmed Al Kuwari. Shirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo shir ku saabsan arrimaha Deyn Cafinta...

Waxa magaalada Nairobi Nairobi ee dalka Kenya, Shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan oo ay hormuud ka tahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Kasoo Baxay Shirka Wasaaradaha Ganacsida Dowladda Federalka iyo Dowlad...

Waxaa magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug kusoo gabagaboobay, shir muddo 4-maalmood ah u socday wasaaradaha Ganacsiga Dowladda Federalka iyo Dowlad Goleedyada, kaas oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Maaliyadda oo Soo Saartay Xeer Lacago Looga Qaadaayo Maxkamadaha...

Wasaaradda Maaliyadda oo kaashaneysa hoggaanka Hey’addaha Garsoorka ayaa xeer ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha iyo Khidmada Diiwangelinta Qareennada, kaas oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Soomaliya oo Ka Qeybgashay Shirka Wasaaradaha Dhallinyada Jaacadda...

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay shirka 46-aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo cayaaraha wadamada Jaamacadda Carabta oo...

View Article

Hey’adda IMF oo Sheegtay in Soomaaliya ay ka Gudubtay Hannaanka dib-u-eegista...

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimaynta dib-u-eegista 5aad ee Barnaamijka ECF ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo Deyn Cafinta Soomaaliya. Hey’adda Lacagta...

View Article


Dab Khasaare Dhimadho iyo Dhaawac ah Sababay oo Ka Kacay Magaalada Cabudwaaq

Wararka naga soo gaaro magaalada Cabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka kacay dab geystay khasaare kale duwan, kadib markii uu dab qabsaday goobo gacansi. Dabka ayaa...

View Article

Dowladda Kenya oo Dayax Gacmeedkii Ugu Horeeyay U Dirtay Hawada Sare

Dowladda Kenya ayaa hawada sare u dirtay dayax gacmeedkii ugu horeeyay iyadoo dalka ku yaala bariga Afrika uu si rasmi ah ugu biiray wadamada ku dhiiraday farsamada dayax gacmeedka. Dayax-gacmeedkii...

View Article


Madaxweyne Xasan Shiikh oo La Kulmay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan la yeeshay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar iyo Ururka Ganacsatada Qatar ayaa u soo bandhigay sida...

View Article

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo Gaaray Laascaanood

Wararka ka naga soo gaaraya magaalada  Laascanood ayaa sheegay in wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta dowl Federalka Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif uu tagay magaalada,  Wararka ayaa intaa ku daraya in...

View Article

Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Wasiirka Hormarinta...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo shir kaga qeyb galay magaalada Sharma Shiikh ee dalka Masar ayaa kulan dooceed la qaatay Wasiirka Horumarinta caalamiga ee dowladda...

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live