Quantcast
Channel: Ganacsiga – Goobjoog News
Browsing all 586 articles
Browse latest View live

Muuqaal:-Dadka Ka Ganacsada Shidaalka Ayaa Sheegay Sare Kac Uu Samaynayo...

Dadka ka ganacsada Shidaalka ayaa sheegay sare kac uu samaynayo qiimihiisa, kaddib saameyntii uu ku yeeshay suuq-xiranka cudurka Cornavirous ama (COVID19). Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Sabsan Qiimaha...

View Article


Muuqaal:-Bankiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deeqay 55 MilyanOo Dolar

Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu yaboohay deeq lacageed oo dhan 55 Milyan oo dollar oo wax looga qaban la talaacidda Covid-19, laguna taageeri doono siyaasadaha dhiirrigelinta ganacsiga gaarka ah...

View Article


Muuqaal:-Ganacsatada Kalluunka Suuqa Xamarwayne Oo Walaac Ka Muujiyay...

Ganacsatada Kalluunka Suuqa Xamarwayne Oo Walaac Ka Muujiyay Maraakiibta Shisheeye Ee Ka Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Walaac Ganacsatada...

View Article

Muuqaal:-Baarlamaanka Puntland Oo Xukuumadda Ugu baaqay Inaysan Ka Qaybgalin...

Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Xukuumadda ugu baaqay inaysan ka qaybgalin Shirkii Madaxwayne Farmaajo ku baaqay ee u dhaxeeya Dowladda Fedraalka iyo Maamul Goboleeedyada. Halkan Ka War-murtiyeed Ka...

View Article

Wasiir Jamaal Oo Xildhibaanada Golaha Shacabka U Akhriyay Xeerka Shirkadaha...

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo ah wasiirka Qorshaynta Dowladda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa u aqriyay xeerka shirkadaha aan dowliga ahayn Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu...

View Article


Dr Cabdiraxmaan “Aadbuu U Liitaa Dhismaha Hay’addaha Dowliga Ah Ee...

Dr.Cabdiraxmaan  Jaamac Kulmiye oo ahaa wasiir doowlihii hore Kaluumaysiga Puntland ahna cilmi baare ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog sheegay in uu aad u liito dhismaha  Hay’addaha Dowliga ee...

View Article

DR.Xasan Sheekh Cali “Dowladda Waa In Ay Ilaalisaa Dastuurka Waana Halboolaha...

Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo  ah bare Jaamacadaha dalka ayaa sheegay in madaxda Dowladda Soomaaliya laga rabo in ay ilaaliso Dastuurka,isagoo yiri  “Dastuurka Waana Halboolaha Qarnimo ” Halkan Ka Daawo...

View Article

Madaxweyne Deni Oo Isimada Mudug Kala Hadlay Dhismaha Dekadda Garacad

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo habeenimadii xalay  ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo guddiga dhismaha Dekadda...

View Article


Midowga Yurub oo Agab Caafimaadka Soo Gaarsiiyey Soomaaliya

Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Axad ah guddoontay kaalmo caafimaad oo 14.5 tan oo ah agab lagu...

View Article


Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey...

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ee xanuunka COVID-19, waxaa ay sheegtay in guud ahaan dalka maanta laga helay 9 kiis cusub...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka Degmada Wadajir

Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka degmada Wadajir,xili shacabka degmadaas ay sheegeen in aan waxba loogu qaban canshuurta ay bixiyaan. Waxa ay caqabad ay ka taagan  tahay  isu socodka...

View Article

Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya oo Gaaray Baydhabo

Sii hayaha wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa  iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Cabdi Cali “Sharci Xalane Laga Soo Qoray Ayaa Naloo Keenay”

Xildhibaan Cabdi Cali oo ka hor-hadlayay Golaha shacabka ayaa sheegay in sharciga la dagaalanka Burcadbadeeda la soo qoray xarunta Xalane ee Muqdisho halkaas oo ay degan yihiin Wakiilada Beesha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadaallo Lagula Dagaalayo Anyaxa oo Ka Socda Gobollada Soomaaliya.

  Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cuntada iyo Beeraha (FAO) waxa ay maalgelisay Mac-hadka Horumarinta iyo u Adkeysiga aafooyinka ee SADAR iyadoo kataageereysa Mashruuca u Awoodsiinta dadka Hawlgalka...

View Article

Daawo:-Aqalka Sare oo Dalbaday In La Baaro Been-abuur Uu Sameeyey Golaha...

Guddoomiyaha Golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud.   Daawo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Biixi iyo Wafdiga Shiinaha Ee Gaaray...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga Africa iyo China “Forum on...

View Article

Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Ganacsatada Gobolka Mudug?

Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa  kulan kula la qaatay xarunta madaxtooyada magalaada Gaalkacyo  qaar kamid ah ganacsatada gobolka Mudug ee ka soo jeeda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaar ka Mid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Dibad-bax Dhigay

Qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay dibad-bax weyn,iyagoo  cabasho ah mushaar la’aan iyo arrimo kale. Dibad-baxayaasha oo la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Xariga Ka Jaray Xafiiska Hubinta...

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri ah lagu sameeyay, si uu qeyb uga qaato tayeynta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta Ah Ee Qaaradda...

Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika oo ay golaha u soo gudbisay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha....

View Article
Browsing all 586 articles
Browse latest View live